1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Guddiga Qabanqaabada Todobaadka Xoriyadda oo Muqdisho Ku Shiray iyo U jeedka Kulanka Quddiga Qaran ee Qabanqaabada Dabaaldagayada Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa ka wadahadlay dardargelinta arrimaha horyaallo guddiga iyo sidii loo qaban lahaa howlaha.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruusha oo Safiirka Mareykanka Su’aalo Adag Ka Weydiiyay Weerar Ka Dhacay Gobolka Crimea Ruushka ayaa u yeeray danjiraha Mareykanka sababo la xiriira weerarkii gantaalaha ahaa ee lagu qaaday xeebta Crimea, halkaasoo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen ugu yaraan afar ruux, oo ay ku jiraan carruur, ayna ku dhaawacmeen 151.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Furay Shirweynaha Wadatashiga Bulshada Bariga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha wadatashiga ee Dallada Bulshada Bariga Afrika ayaa sheegay in dadka iyo dowladda Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Booka Xaaraam oo Naigeria Ku Dishay 7 Ruux 100 Kalena Afduub u Geysatay Ugu yaraan 7 qof ayaa la dilay, halka 100 kalena waa la afduubtay kaddib markii rag hubeysani ay weerar ku qaadeen dad reer miyi ah oo ku nool gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed ee Nigeria, dadka deegaanka iyo booliiska.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirweynaha Xoojinta Iskaashiga Bariga Afrika oo Muqdisho Ka Furmay iyo Madaxweynaha oo Ka Qeybgalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo qeyb-galay Shirweynaha Xoojinta Iskaashiga Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo ka furmay magaalada Muqdisho.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Sucuudiga oo Shaacisay Tirada Xujeyda Sanadkaan Ku Dhimatay Gudashada Waajibaadka Xajka Dowladda Sucuudiga wasaaraddeeda Caafimaadka ayaa ku dhawaaqday tiradadadka sanadkaan 2024 ku geeriyooday Xajka, xilli sanadkaan Maka uu ka jiray Kuleel saa’id ah marka loo eego sanadkii 2023 xilliga Xagaaga.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Shirka Sameynta Guddi Howleedka Isku-dubaridka Dambiyada Duurjoogta Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JFS Mudane 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 ayaa daahfuray Kulan ku saabsan Aqoon isweydaarsi iyo sameynta Guddi Hawleedka Isku-dubbaridka Dambiyada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Qof oo Ku Qeeriyootay Shil ka Dhacay Somaliland Saddex qof ayaa xalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Dilla ee gobalka Awdal Somaliland. Shilka ayaa dhacay Kaddib markii ay isku dhaceen gaari Fitsa ah iyo Bajaaj.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ajnabi Shabaab Ka Tiraanaa oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo ka tirsanaa Shabaab.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Booqday Deegaannadii Al-shabaab Laga Saaray ee Jubbaland+Sawirro Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) oo safar shaqo kujooga Jubbaland ayaa maanta booqday Buulo Xaaji oo dhowaan laga xoreeyay Khawaarijta Shabaab.