2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Qodobbo ay Ku Jiraan Faragelinta Itoobiya, Is-afgaradkii Adis iyo Hargeysa. Difaaca Qarannimada & Arrimo kale oo Goobjoog X Space uga Hadleen Cabdiraxmaan Ceynte iyo Faysal Rooble Qarannimada waxaa ay ka tarjumeysaa umad wadaagta dhaxal, af, diin iyo dhiig taasi oo isku heyntooda u baahan aragti qaran. Si qaranimada loogu qareemo sida kajawaabista heshiiskii gardarrada ahaa ay Itoobiya ay ka gashay Somaliland.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya Maxaa Laga Filan Karaa Mustaqbalka Dhow? Intaa ka dib hadal-hayntii arrintaas ku saabsanayd ayaa hoos u dhacday, ayadoo taas lagu macneeyay in maamulka Abii Axmed uu ku guuldareystay inuu damaciisa hirgeliyo, islamarkaana uu doonayo inuu gabi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xootiyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israel, Kuwaas oo Laga Tuuray Dhinaca Badda Cas Ciidanka maamulka Israa’iil ayaa bayaan ay soo saareen ku qirtay in gantaallo dhan badda cas laga soo tuuray lagu weeraray deegaanno ku yaalla gudaha Israa’iil, ayagoo sheegay in hannaankooda difaaca cirku uu ka hortagay.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo galabta khudbad ka jeedin doonna Shirka Kuuriya koonfureed iyo Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Itoobiya Miyey Cabta Saartay Waddadii Burburka iyo Xaaladda Adag ee Abiy Wixii ka dambeeyay sanadkii 2015 waxaa gudaha dalka Itoobiya ka socday qalalaaso, dibadbaxyo waaweyn, iyo dagaallo ay wadaan jamhado iyo qowmiyado ka caraysan hab maamulka dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Sii Wadda Duqeynta Shacabka Falastiin Saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaaradaha dagaalka Israa’iil ay duqeeyeen guri ku yaalla xaafadda Daraj ee magaalada Gaza, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Ambabaxay New York Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi Axmed ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka, isagoo hogaaminaya.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maxaa Sababa in Ciidanka Dowladda ay Dib Uga Soo Baxaan Deegaannada Al-shabaab Laga Saaro? Intii uu socday wajigii koobaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab waxay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanku qabsadeen dhul ballaaran oo ka kooban degmooyin waaweyn, tuulooyin muhiim ah.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Maldives oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Dadka Heystay Baasaboorka Israel Dowladda Maldives ayaa ku dhawaaqday inay dalkeeda ka mamnuucday inay soo galaan dadka haysta baasaboorka Israa’iil, xilli maamulka tele Aviv uu duqeymo arxan darro ah ka wado marinka Qaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Sababa Iney Dhallintu Ku Qabatoomaan Maandooriyaha iyo Sideese Looga Horagi Karaa? Maandooriyaha ama balwaddu garaadka qofka saameysa ayaa kamid ah dhibaatooyinka haysta bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada, waxaana la rumeysan yahay inay kaalin weyn ku leedahay saboolnimada.