2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wararkii Ugu Dambeeyay Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida oo Weeraray Markab Ganacsi Markab laga leeyahay dalka Liberia oo lagu magacaabo M/V Basilisk, ayaa looga shakisan yahay in lagu weeraray meel qiyaastii 380 nautical miles bari ka xigta magaalada Muqdisho, arrintaa ayaa keentay kordhinta ciidanka.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Amniga Koonfur Galbeed oo ka hortagay weerar Shabaab ku qaadeen Berdaale Ciidanka Ammaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa xalay ka hortagay weerar kooxda Al Shabaab ay kusoo qaaday degmada Bardaale sida ay xaqiijiyeen laamaha Amniga, ciidanka ayaa ku guuleystay fashilinta weerarka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Denmark oo Dowladdooda Ugu Baaqay Iney Qaadato Go’aanka Aqoonsiga Falastiin Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda u qaabilsan isbahaysiga “Red green alliance” oo ay ku mideysanyihiin qaar kamida Xisbiyada mucaaradka dalka Denmark ayaa dowladda ku booriyay inay qaaddo tillaabo lamid ah tii ay horey u qaadeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Turkiga oo Warqada Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Turkiga Rajab Dayib Ordugan ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalkaas, xill soo dhoweyn loogu sameeyay madaxtooyada Ankara.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasaaradda Gaashandhigga oo Faahfaahin Ka Bixisay Howlgal Ciidanku Ka Fuliyeen Shabeellaha Dhexe Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howl-gallo ay ciidanka dowladdu ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeeladda dhexe ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Colombia oo Dhowaaqday in Safaarad Ka Furaneyso Dalka Falastiin Madaxweynaha Colombia Gustavo Petro ayaa amray in safaarad laga furo magaalada Ramallah ee dalka Falastiin, sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka arrimaha dibadda Luis Gilberto Murillo.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Kulanka Golaha Wasiirrada Federalka oo Lagu Ansixiyay Sharciyo Dhowr ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeedyo dhowr ah, kuwaas oo maanta golaha la horgeeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo Soo Xiray Barnaamijka Tartanka Dugsiyada Sare Ee Puntland Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa soo xiray Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee sanadka 2024 oo magaalada Garoowe lagu soo geba-geboobay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xujeyda Soomaalida oo Ku Wajahan Maka, Iyagoo Bilaabayo Gudashada Waajibaadka Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa Waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay Gaadiid ay saaran yihiin Xujey maalmahaan.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Qaatay Madaxweynahana Jubbaland Axmed Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).