1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulan Sharafeed uu u Sameeyay Dhiggiisa Jabuuti Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay lagu casuumay Casho Sharaf uu u sameeyey Gadoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyada Jabuuti
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dibaxyo Rabshado Wata Ka Dilaacay Faransiiska iyo Booliiska oo Soo Rogay Xaalad Deg deg ah Faransiiska ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo uu ku soo rogayo jasiiradda Pacific-ga ee New Caledonia, waxayna dowladdu halkaa geysay booliis iyo ciidamo xoojin ah si ay isugu dayaan in ay soo afjaraan maalmo rabshado ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahinno Kasoo Baxaya Ra’isul Wasaaraha Dalka Slovakia oo la Toogtay Waxaa laga soo dayrinaya xaaladda caafimaad ee Ra’iisulwasaaraha dalka Slovakia Robert Fico oo lagu toogtay shalay gelinkii dambe dalkaasi. Ra,iisul Wasaare ku xigeenkiisa ayaa sheegay dhowr xabbadood looga dhuftay qeybo.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Bahrain Kula Qaatay Madaxweynaha Dalka Ciraaq Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Manama ee Dalka Bahrain, kula kulmay Madaxweynaha Dalka Ciraaq, Mudane Abdul Latif Rashid.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ra’iisuwasaare Xamse oo Gaaray Dalka Bahrain Si uu Uga Qeybgalo Shirka Jaamacadda Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray magaalada Manama ee Dalka Bahrain, halkaas oo uu kaga qeyb galayo meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay Fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho .
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Lagu Wareejiyay Gaadiid Dagaal Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska Xooggu Dalka ee Danab.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hey’adda Tayo-dhowrka oo Dekadda Muqdisho Ku Qabatay Bur Qoyan oo Soo Degay Tayo-dhowrka Qaranka ayaa dekadda Muqdisho ku qabatay Bur qoyan oo gaaraya dhowr kunteenar, kaas oo la doonayey in loo iib geeyo suuqyada magaalada Muqdisho, halisna ku ah nolosha iyo deegaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xujeydii Soomaaliyeed ee Ugu Horeysay Sanadka oo Gaaray Magaalada Madiina Xilli maalmo koobani ay ka harsanyihiin moosimka ama amminta xajka ayay Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay gaareen magaalada Madiina ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, halkaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Ku Qaaday Booliiska Faransiiska iyo Khasare Ka Dhashay Rag hubaysan ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday gaari boolis oo marayay waqooyiga Faransiiska si ay ugala degaan maxbuus uu siday, waxaanay dileen laba ka mid ah ilaalada xabsiga, ayagoo sidoo kale si ba’anna u dhaawacay saddex kale.