Kadib burburkii Dowladdii Dhexe ee 1991, waxaa meesha ka baxay hay’adihii dowliga ee u idmanaa ka shaqeynta amniga, kala danbeynta iyo bixinta adeegga dadwaynaha. Maadama qaab-dhismeedka bulshada Soomaaliyeed uu ku saleysanyahay heybta qabiilka, waxa firaaqii daboolay oo booskii dowladnimada buuxiyay qabiilka. Dadaallo…