2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda XFS “𝟐𝟕 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐨𝐨 K𝐨𝐫𝐚𝐫 𝐚𝐡 A𝐲𝐮𝐮 S𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 D𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟒-𝐭𝐢𝐢 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐞𝐞 L𝐚𝐬𝐨𝐨 D𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚𝐲” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo horumarka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Hey’adda Hormarinta Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Faahfaahiyay Shir Caalami ah uu Kaga Qeybgalay Mareykanka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka warbixiyay shirarkii hey’adaha dhaqaalaha adduuunka ee uu magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qeyb galay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shir Looga Hadlayay Dhaqaalaha Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka oo uu ka socdo shirka xiliga Gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka qeyb galay shirar muhiim u ah.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Hey’adaha Caalamka Ugu Baaqay Iney Ka Qeybqaataan Hormarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hay’adaha maaliyadda caalamka in ay ka qeyb qaataan sidii Soomaaliya .
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bangiga Adduunka oo Warbixin Kasoo Saaray Xaaladda Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Sicir Bararka Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray Isniintii kaga dayriyay xaaladda dhaqaale ee dalalka dunida ugu saboolsan oo uu sheegay in farqiga dakhliga dalalka saboolka ah iyo kuwa qaniga ah uu si aad ah u kordhay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Waashinton Kaga Qeybgalo Shirka IMF iyo Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Lix biloodlaha) ee IMF.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐔𝐊 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐧𝐬𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐞𝐲𝐦𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐥𝐚𝐡𝐞𝐲𝐝 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚. Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya, xilli dhowaan Somaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hanti-dhowraha Qaranka oo Shaaciyay in Bangiga Adduunka Loo Gudbiyay Xisaabxirka Mashaariicda Hanti dhowrka guud ee Qaranka mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa shaaciyay in lasoo gudbiyay warbixino muhiim ah oo ku saabsan xisaab xirka mashaariicda uu bixiyo Bankiga Adduunka, iyadoo laga yaabo in laga hortago dhibaato dhaqaale.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Paris Club oo $2 billion Ka cafiyay Soomaaliya Wada hadal mirodhal oo ay Dowladda Soomaaliya iyo Paris Club ku yeesheen caasimadda dalka Faransiiska ayey 10-ka dal ee naadigaasi ku mideysan Soomaaliya ka cafiyeen 99%, taasi oo ka dhigeysa in Muqdisho.