1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hanti-dowraha Qaranka oo Sheegay in 30 Million Lacag Ku Dhow La Lunsaday Hanti-dhowraha Guud ee qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ku dhowaad $21 Milyan oo dollar aysan qasnadda dowladda ku dhicin oo gaar loo leexsaday, islamarkaana baaritaan ay sameeyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Magacowday u Qeybsanaha Arrimaha Xiriirka Bulshada Bariga Afrika Ra ’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa Mudane Cali Cumar ( Balcad ) u magacaabay in uu noqdo u qeybsanaha Arrimaha xiriirka Bulshada Bariga Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxuu Yahay Heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC ay Gaareen? Waxa maanta magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige heshiiskaas.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Guddoomiyay Shirka Dowladaha Deeqaha Bixiyo oo Ka Dhacay Nairobi Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddomiyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen labada heer ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo deeq bixiyeyaasha caalamiga ah oo ka dhacay magaalada Nairobi.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Maanta Muqdisho Ka Shirka Dib u Habeynta Maaliyadda Dalka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta Maaliyadda ee Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda lacagta Adduunka ee IMF.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Mashruuc ay Ka Faaideysanayaan Saddex Kun oo Beeraley ah oo Jowhar Laga Daahfuray Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxtar u leh in ka badan 300-kun oo beeraleey ah.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka u qaabilsan dalalka Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Rwanda Mudane Keith Hansen.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ka sare oo ka socda dowaladda Soomaaliya, uuna hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qayb-galay shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Hormarinta Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb-galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika ayaa waxa uu halkaas kulamo gaar ah kula yeeshay madax ka socotay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guddiga Fulinta ee IMF oo Soo Gabagabeeyay Dib-u-eegistii Koowaad ee Qorshaha Amaahda Fudud ee Soomaaliya Go’aanka guddigu wuxuu suurtagelinayaa in si degdeg ah loo sii daayo qiyaastii US$ 10 milyan, oo loogu talagalay taageerada miisaaniyadda Soomaaliya.