1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Shirka Hormarinta Magaalooyinka Bariga Afrika oo Ka Dhacay Kenya iyo Gobolka Banaadir oo Ka Qeybgalay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cusmaan Maxamed ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ugu qeyb galay Madasha Magaalooyinka Bariga Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Shirka Daadajinta Amniga Caasimadda oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Maamulka oo Ka Hadlay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa faah faahin ka bixiyay shirka daadajinta Amniga Caasimadda ee ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Maamulka Gobolka Banaadir oo Shaqo Adag Ka Wada Nadaafadda Degmooyinka Muqdisho Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh).
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Deeq Lacageed oo Ciidsiin ah u Qeybiyay Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba iyo Qaxootiga Suuriya iyo Yeman iyo Falastiin Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid siin ah u qeybiyay qaar ka mid Dadka Baahiyaha Gaarka qaba.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Degmada Kaxda oo Caawa Marigelisay Afur Wadareed ay Ka Qeybgaleen Madaxda Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Gobolka Banaadir oo Afur Mahadnaq ah u Sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Munaasabad Afur MAHADNAQ ah ugu sameeyay xubnaha Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku guuleystay.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Xilli Habeen ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn ee dalka Soomaaliya (Suuqa Bakaaraha) .
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Ka Laabtay Amar Hore Uga Soo Saaray Gaadiidka Xamuulka ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Dekkada weyn ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu shir kula qaatay Hey’addaha.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Wasiirro iyo Xildhibaanno Ka Qeybgalay Xarigjarka Xarunta Deegaanka Gubadley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Deegaanka Gubadley ee Magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Amar Markale Duldhigay Gaadiidka Xamuulka ah iyo Maamulka Dekadda Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen JImcaale Madaale ayaa markale ku celiyay in socodka maalintii laga mamnuucay gudaha caasimadda gawaarida Kunteennarada Xamabaara, waxaa sidoo kale xadidaad.