2 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA, War, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) MUQDISHO (Goobjoog News) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Ururka iskaashiga Islaamka oo Cambaareeyay Furitaanka wax loogu yeeray Safaarad oo Somaliland ku Yeelatay Qudus Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay furitaanka waxa ay ku tilmaantay “safaaradda Somaliland” ee magaalada Qudus (Jerusalem) ee ay Israa’iil maamusho. Bayaan kasoo baxay xoghaynta guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Dalalka Islaamka oo Ka Horyimid Tallaabada Somaliland ee Qudus Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Masar, Sacuudiga, Qatar, Urdun, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Jabuuti, Soomaaliya, Falastiin, Cumaan, Suudaan, Yemen, Lubnaan iyo Mauritania ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay ku tilmaameen…
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya, URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA OIC: Dalalka Islaamka oo Taageero Weyn u Muujiyay Midnimada iyo Madax-bannaanida Soomaaliya Kalfadhigii aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo looga hadlayay xaaladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billowday, iyadoo dalalka xubnaha ka ah ururkaasi ay muujiyeen taageero ballaaran oo ay u hayaan midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Midnimada Soomaaliya, URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Mashruuca Kala-Qaybinta iyo Saameynta uu ku Leeyahay Dunida Muslimka Sanadihii u dambeeyay, dunida Muslimka waxa ay wajahaysay caqabado is-biirsaday oo isugu jira colaado sokeeye, burbur dowladeed iyo faragelin shisheeye.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Ururka Ibaheyga Islamka oo Cambaareeyay Gumaadka Israel ay Ku Heyso Falastiiniyiinta Ururka Isbaheysiga islaamka ayaa si adag u cambaareeyey gumaadka joogtada ah ee ciidamada guumeysiga Israa’iil ay ku hayaan shacabka reer Falastiin, iyo beegsiga ku talo-galka ah ee teendhooyinka qaxootiga Falastiiniyiinta ay ka geysato.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Soomaaliya Ku Matalaya Shir Madaxeedka Waddamada Islaamka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Caasimadda Gambia ee Banjul, halkaas uu kaga qeyb-galaya Shir Madaxeedka dalalka Islaamka.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Maxaad Kala Socotaa Qodobada Looga Hadlaayo Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Maanta Ka Furmaya Magaalada Banjul ? Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Hissein Brahim iyo Madaxweynaha Gambia Adama Barrow ayaa si wadajir ah u faahfaahiyay qodobada sanadkaan looga hadlaayo shirka ururka OIC.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Dowladda Soomaaliya oo Markale Baaq u Dirtay Dalalka Ku Jira Ururka Iskaashiga Islaamka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis Jama ayaa ka codsadey dalalka xubnaha ka ah ururka.