1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxo Jihaad Doon ah oo Askar Ka Tirsan Milatariga Niger Ku Dishay Xauudda Tan iyo markii dalka Niger uu uu ka dhacay Afgambiga milatari waxaa soo badanayay dagaallada u dhaxeeya kooxda Jihaad doonka ah iyo Milatariga dalkaasi, kadib bixitaankii ciidanka Faransiiska.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Dastuuriga Dalka Uganda oo Laashay Shacri uu Hore u Diiday Museveni Maxkamadda dastuuriga ee dalka Uganda ayaa bilaabeysa dhageysiga dacwad ka dhan ah sharciga dadka isku jiinsiga ee isu galmooda oo laga dhaqan galiyay dalkaas, bishii May ee sanadkan, kadib markii uu saxiixay madaxweyne Yoweri Museveni.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeymo Ruushku Ka Fuliyay Ukraine oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah Duqeymaha diyaaradaha Ruushka ay ka fuliyeen ee gobolka Kherson ee koonfurta Ukraine habeenimadii xalay ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof lix kalana waa ay ku dhaawacmeen, oo ay ku jiraan laba carruur ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Geeriyooday Kaniisad, Kadib Markii Qeyb Kamid ah ay Soo Duntay Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ah ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen gudaha dalka Mexico.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan “Argagixisada Weligood Ma Gaari Doonaan Hadafkooda” Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa siweyn uga weeerarkii ka dhacay caasimadda Ankara, isaga oo ku tilmamay fal “Argigixiso”, waxaana uu carabka ku dhuftay in aysan marna ku guuleysan doonin hadafkooda, sida uu hadalka u dhigay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Macluul Ka Dilaacda South Sudan Qaramada Midoobay ayaa ka digeysa dhibaatooyin caafimaad iyo macluul daran oo ka dillaaci karta waddanka South Sudan oo xilli ay sidoo kale dhici karto in xaaladda dalkaasi ay uga sii darto duufaanta El Niño, oo ah cimilo wadata kuley iyo roobab xad-dhaaf ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Badda Senegal oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal. Ciidamada Badda ee dowladda Senegal ayaa sheegay Axaddii in ay joojiyeen labo doonyood oo kale oo ay la socdeen tahriibbayaal gaaraya 262 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askeriyad Shaqada looga Joojiyay Galmo ay la Sameysay Maxbuus Askariyad Isra’il ah oo Shaqada Kadib Xiriir Galmo oo ay La Sameysay Maxbuus Falastiini ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Khasaare Dhaliyey ku Qaaday Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga Rag waxyaalaha qarxa isku soo xiray ayaa weerar ku soo qaaday afaafka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Dib u Qarxay, Xilli Qaramada Midoobey Walaac ay Muujineyso Dagaal u dhexeeya millateriga Suudaan iyo xoogagga mucaaradka ah ayaa mar kale dalkaas dib uga qarxay.