Madaxweynaha dalka Colombia Gustavo Petro, ayaa ka yaabsaday Mareykanka iyo xulafadiisa, ka dib markii uu magaalada Newyork uga qeyb-galay dibed-bax xooggan oo lagu dalbanayay in la soo afjaro dagaalka marinka Qasa, islamarkaana si weyn loogu dhaleecaynayay falalka guracan ee Israa’iil.