2 daqiiqo Sheeko:Dalka, Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis cusub oo ku saabsan taageerada iyo dib-u-habeynta Maaliyadda. Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda oo meel wanaagsan maraya iyo Dowladda Soomaaliya iyo IMF
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobay Ee UNSOM Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in dib loo cusboonaysiiyo shaqada hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM). Golaha ayaa muddo 12 bilood.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Ku Dhawaaqay Taageero Lacageed oo Lagu Kabayo Miisaaniyadda Soomaaliya 2024 Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu deeqay deeq lacageed oo gaaraysa €89.5 Million oo Euro ah, lacagtaan €20 milyan oo kamid ayaa waxaa loogu talo galay in lagu kabo miisaamiyadda Dawladda Soomaaliya ee 2024
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Misaaniyadda 2024 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Danjiraha Malaysiya U Qaabilsan Bariga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Malaysiya u qaabilsan Bariga Afrika Mudane Ruzaimi Mohamad.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimada Puntland oo Shir Uga Furmay Garowe Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa maalintii labaad ka socda shirka isimada iyo dhaqanka, waxaana shirkaan looga hadlayaa sidii loo xalin lahaa arrimaha khilaafka ee ka taagan ismariwaaga doorashadda.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macali Fiqi iyo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda shaacinta Wadatashiyadii xukuumadda Soomaaliya iyo SSC-Khaatumo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mullaxan Xasan Sabriye Afrax oo Muqdisho Ku Geeriyooday iyo Dowladda oo Ka Tacsiyeysay Allah unaxariisyee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Mullaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) isaga oo ka mid ahaa hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyooday muxamiisytayaashii ugu magaca dheeraa gudaha Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Baxdo oo Laga Xarig-jaray Garoon Diyaaradeed iyo Mas’uuliyiin Ka Qeygashay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Baxdo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cadaaladda XFS oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta Ee Ciraaq Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka golaha cadaaladda ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmay magaalada Baqdaad.