1 daqiiqo Sheeko:War Booliiska Gobolka Banaadir oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro Dibax Rabshado Watay Ka Sameeyay Degmada Daaru-salaam Booliiska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Dhalinyaro gaaraysa 15 kuwaas oo debadbaxo rabshado wata ka sameeyay Degmada Daarusalaam ee Gobolkaan Banaadir, Dadkaan ayaa la wariyay in la horgeyn doono Maxkamadaha Awoodda uleh si ay Caddaaladda u maraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Waa Kuwee Dalalka Ku Dhawaaqay Baroordiiqda ee Iran lagula qeybsanayo Murugada Dalalka Lubnaan iyo Suuriya oo kamid ah xulafada ugu dhow Tehran ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq ah ka dib geeridii Madaxweyne Raisi iyo wasiirkii arrimaha dibadda ee Iran Amir Abdollahian.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Hey’adda NISA oo Magacaabis Sameeyay, Xiilli Xilka Laga Qaaday Saraakiil Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe Agaasimaha Guud NISA ayaa maanta sameeyay magacaabiddii u horreeyay. Waxaa uu xilka ka qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha laamaha NISA.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkadda Singapore Airlines oo Gashay Shil Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah Sababay Hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Singapore Airlines oo ka duushay London kuna socotay Singapore, ka dib markii ay la kulantay rabshado ba’an.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Israel oo Meel Qura Ku Wada Dilay Dhaqtar, Macalin iyo Arday Ciidamada Israel ayaa hadda toogasho ku dilay shan qof intii lagu guda jiray weerarkii ay ku qaadeen xerada Jenin, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Wafa oo soo xiganaysa wasaaradda caafimaadka.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga oo Soo Xiray Shir Looga Hadlayay Hormarinta Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa soo xiray shir wadatashi ah oo ka dhacay Dhuusamareeb.
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada Iran oo Kulan Deg deg ah Ka Yeeshay Geerida Ku Timid Madaxweynahii Dalka Golaha wasiirada dowladda Iran ayaa kulan degdeg ah ka yeelanaya geerida Madaxweynihii dalkaas Ebrahim Raisi, wasirrkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil kale oo la xaqiijiyay in ku dhinteen shil diyaarad.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynihii Iran iyo Wafdigii La socday oo La xaqiijiyay in ay Dhinteen Madaxweyne Raisi iyo wasiirka arrimaha dibadda Amirabdollahian oo ay weheliyaan dad kale oo la socday diyaaradda helicopter-ka ayaa dhintay, sida ay xaqiijiyeen qaar badan oo ka mid ah wakaaladaha wararka Iran.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliiska oo Soo Bandhigay Koox Dhallinyaro ah oo Ku Eedeysan Falal Anshaxaha Ka Baxsan iyo Kalageyn Bulsho Ciidanka Booliska ayaa Howl-gal qaatay in ka badan 24 saacadood oo ay sameeyeen ku soo qabqabtay dhalinyaro tiradoodu gaareyso 21 ruux, kuwaas oo bulshada dhaxdeeda ku faafinayay waxyaabo Anshax xumo iyo kala qeybin bulsho.
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Diyaarad siday Madaxweynaha Iiran oo Shil Ka Gashay iyo Faahfaahinno Laga Helayo Diyaarad Helicopter oo uu lasocday Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi iyo xubno katirsan golihii Wasiiradda ayaa dhacday. Telefishinka Press Tv ee Iran laga leeyahay ayaa sheegay in cimilada oo xumaa ay sababtay Shilka.