2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashooyinka Dowladaha Hoose Ee Turkiga oo Dhacaya Maanta iyo Dunida oo Indhaha Ku Heysa Doorashada wadanka Turkiga ee dowladaha hoose ayaa maanta ka qabsoomeysa dalkaasi, waxaana indhaha ku haya caalamka isbedelka la saadaalinayo inuu ka dhici karo Turkiga, waxaa 81-ka gobol ee dalka Turkiga ay shacabka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadahadallada Xamaas iyo Israel oo Siisocda iyo Rajo Laga Muujinayo Xabadjoojin Qaza Ka Dhaqangasha Xamaas iyo Israel ayaa isku dayaya gaaritaanka heshiis xabadjoojin ah, waxaana muuqata markaan in ay Israel muujisay rabitaankeeda ku aadan gaaritaanka heshiis nabadeed oo hosteedi kara in howlgallada ay joojiyaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaaday Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Catriona Laing, kulankaan ayaa ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiirka Maaliyadda iyo Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan cige ayaa kulan la yeeshay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing oo uu wehliyo ku xigeenka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarkii Lagu Qaaday Caasimadda Moscow Dowladda Federalka Soomalaiya ayaa cambaareysay weerarkii lagu caaday caasimadda Ruushka ee Moscow, kaas oo sababay geerida 60 ruux, halka 145 kale ay soo gaareen dhaawacyo kale duwan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeyn Diyaaradeed oo Lagu Qaaday Xero Baracayaal Gargaar Loogu Qeybinayay Marinka Qaza Waxaa si aad ah isusoo taraya wararka sheegaya in duqeyn diyaaradaha Israa’iil ay ka gaysteen Qasa lagu dilay tobannaan qof oo ay ku jiraan ugu yaraan 23 qof oo ilaalo u ahaa dadka gargaarka gaarsiinayay baakacayaasha Falastiinyiinta ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington oo Ka Walaacsan Awoodaha Ruusha iyo Shiinaha Ee Ku Siibaaheysa Afirka Dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa awoodoodu ku baahday qaaradda Afrika taasi oo khatar u ah danaha Washington ee qaraadda, waxaana soo baxaya walaac xooggan oo Mareykanku ka qabo arritaan iyo in ay gacanta ka baxdo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israel oo 21 Falastiiniyiin ah Ku Dishay Goob Lagu Qeybinayay Gargaar Marinka Gaza Ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah ayaa la dilay ka dib markii ciidamada Israel ay rasaas ku fureen kumannaan qof oo gargaar ku sugayay magaalada Qaza, sida ay sheegeen saraakiisha dowlad, goobta rasaasta ay ka dhacday.
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Ajandaha Madaxweyne Xasan uu Kula Hadlay Hey’adaha Amniga Ka Shaqeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa uu kula qaatay xarunta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Biden oo Ku Guuleystay Inuu Noqdo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga Doorashooyinka November 2024 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay in xisbiga Dimuqraadiga u doortaan musharraxa uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee bisha Novermber, halka sidoo kale madaxweynihii hore.