3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baqdaad oo Gardarro Ku Tilmaantay, Golaha Ammaanka Ku Dacweyneysa Weerar ay IRAN ka geysatay Erbil Maanta oo talaado ah waxaa ay falcelino lagu dhaleeceeyay weerarkii ciidamada ilaalada kacaanka Iran ay shalay ku qaadeen magaalada Erbil ee gobolka Kurdistan ee waqooyiga Ciraaq, halka Tehran ay qiil ka dhigatay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Doorasho Ku Guulaystay Qaljabisay Dimuquradiga Trump oo Ku Guuleystay Doorashada isreeb-reebka Xisbiga Jamhuuriga ee Gobolka Iowa Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa guul weyn ka gaaray doorashadii ugu horeysay ee uu qabto xisbiga Jamhuuriga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Britain: Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Mar kale Weerarno Xuutiyiinta Haddii ay Weerarradu ka sii Socdaan Gudaha Badda Cas Xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu weeraro kale ku qaado bartilmaameedyada Xuutiyiinta, haddii ay sii socdaan weerarada ay ku hayaan maraakiibta ganacsiga.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 100 Maalin Kadib Dagaalka Gaza, Akhriso Kharaaraha iyo Sooyaalka Boqol maalin oo dagaal ah ayaa ku dul dhamaatay, shacabka dagan marinka ee Reer Qaza, boqol maalin oo u dhiganta 100 Sano, magaalooyin iyo dhismayaal bilicsamaa ayaaa burbur isku badalay. Ilmo ayaa Ku agoontoobay, qoysas dhana.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taiwan oo Madaxweyne Dooratay Codbixiyayaasha Taiwan ayaa Sabtidii shalay bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka madaxtinimo iyo tan baarlamaanka, taasoo Shiinuhu uu ku tilmaamay inay tahay kala doorashada dagaal iyo nabadda, ka dib markii Beijing.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka ICJ oo Dhageysanaysa Dacwad ay Koonfur Afrika ku Eedeyneysay Israel Xasuuq ay Ka geysatay Gaza Waxaa maxkamadda caalamiga ah ee caddaalada aduunka ee ICJ ka socdo dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah israel, xili Xukuumadda Ramaphosa, ay ku eedaysay israel dil wadareed, iyo xasuuq ka dhan ah shacabka reer Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar Mareykan ah oo Lagu La’yahay Badda Soomaaliya Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay, Hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Taageeray Shirka IGAD ay uga Arrinaanayso Xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay shirka 18 bisha ka dhaca dalka Uganda, kaas oo urur-goboleedka IGAD ay ka yeelanayaan xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya iyo dagaalka dalka Sudan, waxaana mar kale ay adkeeyay in uu u taageersan yahay
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda IGAD oo Uganda uga Shiri doona Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa ku baaqay shir degdeg ah oo looga hadlayo xiisadda kusoo korortay gobolka ee u dhexeysa dowladda federalka Soomalaiya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka “Soomaaliya Garab Ayaan Ku Siinaynaa Inay Ku Filaato Amaanka Xuduudkeeda” Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Nicmaan Kurtulmuş oo ka hadlay xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegay in Turkigu difaacayo Xuduudaha Soomaaliya, haddii ay Soomaaliya ka codsato iskaashi amni.