0 daqiiqo Sheeko:War Hawlgal ka Dhan ah Al-Shabaab oo Laamaha Amnigu ka Fuliyeen Gobolka Mudug Dawladda ayaa hawlgalkaan ku burburisay saanad ka kooban hub, cunto, daawo iyo agabka qaraxyada la ga sameeyo oo ay Al-Shabaab ku qarinayeen deegaannada hawlgalka la ga fuliyey.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Soomaaliya Ee Finland Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya, Pirkka Tapiola.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ammaanka Koonfur Galbeed oo Lagu Qabtay Degmada Baydhabo Taliyaha ciidanka Booliska maamul goboleedka Koonfur Galbeed G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa shir gudoomiyay kulanka dar-dargelinta amniga Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Israel iyo Ururka Xamaas oo Isku Horfadhiya Sedex Jiho oo Banaanka Qaza ah Dagaallada hubeysan ayaa weli ka socda saddex goobood oo waaweyn oo ku yaalla koonfurta Israa’iil, kuwaas oo u dhexeeya dagaalyahannada Xamaas iyo ciidammada Israa’iil, kuwaas oo ka dhacay Kibbutz ee Karmiya.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Janaale ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyeen waxaa ay ku sheegeen in deegaanka Garilow hoos yimaada degmada in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab sidoo kalena looga furtay saanad ciidan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Difaaca Israel oo Shaaciyay Tirada Ciidamada uga Dhimatay Dagaalka Milatariga Israel ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khasaaraha ciidanka ee soo gaaray, tan iyo markii uu bilowday dagaalka Qaza maalintii sabtida.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhimashada Weerarkii Qaza oo Kordhay iyo Cisbitaallada oo Koronto La’aan Wajahaya Khasaaraha ka dhashay weerarrada ka socda magaalada Qaza ayaa sii kordhaya, waxaana la warinayaa in geerida ay ka badan tahay 1000 qof oo labada dhinac ah, weerarkii Xamaas ay qaaday ee maalintii Sabtida
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Dagaalka Al-shabaab oo Ka Dhacay Deegaanka Lambar Konton Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlay dhameystirka dagaalka Al-shabaab oo lagu qabtay degaanka Lambar-Konton ee Gobolka Shabeellada Hoose.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa Kuma Sarkaalka Ka Tirsan Milatariga Israel Ee Gacanta u Galay Ururka Xamaas? Ururka reer Falastiin ee Xamaas ayaa waxa ay sheegtay in ay maxbuus ahaan u qabatay shalay Nimrod Aloni oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka Milatariga Israel, kadib iskahorimaadka Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga iyo Madaxweyne Qoorqoor oo Kormeeray Xerada Harqaboobe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa degmada Guriceel ku kormeeray cutubyo ka tirsan guutada 27-aad.