2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagreen oo Ku Dhawaaqay in Wajiga Labaad Ee Dagaalka uu Bilaabanayo Madaxweynaha dowladda gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka qeybgalayay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay dar-dargalinta howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Galmudug oo Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2024 Ee Maamulka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Israel iyo Xamas oo Yeeshay Waji Cusub iyo Madaafiic Lagu Garacay Israel Dagaalka u dhaxeeyay xoogga Xamaas ee reer Falastiin iyo ciidanka Israel ayaa waxaa uu yeeshay waji cusub, kadib markii madaafiic lagu garaacay Waqoogiga Israel mas’uuliyadeeda uu sheegtay ururka Islaamiga Xisbullah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Khasaare Dhaliyay oo Ku Dhuftay Afghanistan, Xilli Maxico Laga Dareemayo Dhulgariir cabirkiisa lagu sheegay 6.3 ayaa ku dhuftay Afghanistan, kaas oo ku dhuftay 15 Tuulo oo ku taalla Koonfurta. Tirada dhimashada dhulgariirka ayaa hadda gaartay ugu yaraan 320.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Difaaca Mareykanka oo War Kasoo Saaray Weerarka Lagu Qaaday Israel Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa war kasoo saaray weerarrada Israa’iil ee ay Falastiiniyiintu ku qaadeen, kuwaas oo sababay khasaare kale duwan.
0 daqiiqo Sheeko:War Xuska Maalinta Shaqo-Wanaagga oo Muqdisho la gu Qabtay Xiriirka ururrada shaqalaaha Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabtay munaasabadda xuska maalinta shaqo-wanaagga.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ugu Baaqay Shacabka in Aysan Dhayalsan Khataraha Laga Digayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira roobabka iyo fataahadda
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururka Xamaas oo 5000 oo Gantaal Ku Ridday Israel iyo Jahwareer Ka Taagan Marinka Qaza ee dhulka reer Falastiin ayaa waxaa ka socada dagaal xooggan oo u dhaxeeya kooxda Islaamiga ah Xamaas iyo Milatariga Israel, waxaana dagaalku uu sababay khasaare kale duwan
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeney Ku Xukuman 12 oo Xabsi ah oo Ku Guuleysatay Nobel Peace Prize Sanadka 2023 Narges Mohammadi oo u dhalatay dalka Iran dhowaana xabsiga la dhigay, taas oo u ololaysa xuquuqda aadanaha ayaa ku guulaysatay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize 2023.