1 daqiiqo Sheeko:Dalka, La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Deegaanka oo Dib Howlgallo Uga Bilaabay Koonfurta Mudug Ciidamada Xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa howlgallo baaxad leh dib uga bilaabay Koofurta gobolka Mudug.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Shaacisay Waqtiga ay Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Dowladda Kenya oo ciidamo badan ay kaga sugan yihiin Soomaaliya, kuwaas oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan dalka iyo ayaa shaaca ka qaaday goorta ay ciidanka ay kala baxayso Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60-aad Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibey ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad, gaar ahaan Ururka 46-aad ee uu fadhigoodu yahay degaanka Goof-gaduud buureey ee gobolka Baay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Arrimaha Gargaarka iyo Iskuduwidda oo Ka Furmay Baydhabo iyo Madax Ka Qeybgashay Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Canada oo Bisha October u Asteysay Maalinta Muslimiinta Dalkaas Dowladda Canada ayaa bisha October u aqoonsatay bil u gaar ah Muslimiinta dalkaas, si ay qaataan farxad gaar ah oo ay noqoto bil ay u dabaal degaan sanad waliba.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasare Xamse oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Waddo Laami ah oo La Hirgeliyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka ATMIS oo Sheegay in Al-shabaab Laga Saaray Deegaanka Cali Fooldheere Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay kala qeyb galeen lagu guuleystay in Al-shabaab looga saaro deegaanka Cali Fooldheere.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Afhayeenkii Aqalka Wakiillada Mareykanka oo Iscasilay, Kadib Markii Kalsoonida Lagala Laabtay Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa wajahaya maalmo jaha-wareer ah ka dib markii koox yar oo ka tirsan Jamhuuriga mayalka adag ay ku qasbeen afhayeenkii Kevin McCarthy inuu xukunka ka dego, taas oo keentay inuu shaqadiisa uu isaga tago.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Ruushka oo Sheegay Iney Soo Rideen Diyaarado Duqeymo Ka Fuliyay Xadka Ciidamada dowladda Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen 31 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo ay Ukraine leedahay, kuwaas habeenimadii xalay duqeymo ku garaacday gobollada xadka ay wadaagaan ee Belgorod, Bryansk iyo Kursk.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada hoose.