2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Nin Qoyskiisa 26 Sano Ka Hor ay Maleeyeen Inuu Geeriyooday oo Dib Looga Helay Algeria Nin u dhashay dalka Aljeeriya oo la waayay 1998-dii intii lagu jiray dagaalladii sokeeye ee dalkaas ayaa 26 sano ka dib isagoo nool laga helay qol qoyskiisa deriskooda ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.
6 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dib-u Milicso Taariikhda iyo Waayihii Ururkii SYL oo 81 Sano Laga Joogo Aasaaskiisii 1943-kii Maanta oo kale sanad weliba waxaa inta badan dalka laga xusaa markii 15-ka bisha May oo beegan markii dhidibada loo taagay ururkii xornimo doonka ee SYL, kaas oo dhismihiisa ay ka soo wareegtay 81 sano, tan iyo sanadkii 1943-kii.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muxuu Kaga Dhigan Yahay Guushii Soomaaliya ay Ka Heshay Shirkii Kusoo Gabagaboobay Gambia? Wasiirka hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo qoraal dheer ka sameeyay Shirkii dalalka islaamka ee dhowaan lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Banjul ee dalka Gambia.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Mid Kamid ah Dhallinyarada Caanka ah ee Baraha Bulshada oo Maanta Shil Ku dhimatay. Sida ay noo xaqiijiyeen ehelada waxaa shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeeysa Magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa ku geeriyootay Hodan Cabdiraxmaan Barkhadle, oo si weyn looga yaqaano Bararaha Bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo Caalamka Looga Dabaaldegayo, Wax Ka Ogow Soo Ifbixitaankeeda Sannad kasta 1-da May, adduunku wuxuu isugu yimaadaa si loogu dabaaldego maalinta shaqaalaha adduunka, oo ay Qaramada Midoobay u asteysay in dunida looga dabaaldego , ujeedka ayaa ahaa in lagu maamuuso wax-qabadka.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Munaasabad Lagu Daahfurayay Heshiiska Difaaca Badda oo Lagu Qabtay Dekadda Muqdisho Munasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo markab dagaal oo uu Turkigu Soomaaliya u soo diray ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadda ka qeyb galay madaxda ugu sareysa dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Heshiiska Difaaca Turkiga iyo Soomaaliya oo Dhaqangalaya iyo Markab Dagaal oo soo gaaray Xamar Waxaa bilowday dhaqangelinta heshiiska difaaca Soomaaliya iyo Turkiga iyada oo markab dagaal oo laga leeyahay dalka dambe oo soo gaaray xeebaha dalka, kuna soo xirnayo Muqdisho, madax kale duwan ayaa gaartay dekadda.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shirka Madasha Wadatashiga oo Dib u Dhacay Ku Yimid iyo Dowladda oo Aan Shaacin Waqtiga uu Furmayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo maanta lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay dowladda, shirkaan ayaa waxaa dhowaan iclaamiyay.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dalalka G7 oo Ka Digay Khatarta MOU-ga Itoobiya iyo Somaliland iyo xiisadaha Geeska Afrika Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 oo ku kulmay Capri, Italy inta u dhaxeysay 17-19 ayaa walaac ka muujiyay xiisadda gobolka Geeska Afrika ka taagan iyo khilaafka dowladaha Soomaaliya iyo toobiya.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweynaha Galmudug oo u Istaagay Xalinta Khilaafka Dhulka Dabdamiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Qoorqoor ayaa xallinta khilaaf ku saabsan dhulka dab-damiska oo ay dad danyar ihi degganyihiin,islamarkaana ay Booliiska Soomaaliya amar ku bixiyeen in degdeg looga guuro.