Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Dowladdu Hormarinayso xarumaha Diiniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa tilmaamay in dowladdu ay mudnaan gaar. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya Ku Heshiiyay Tayeynta Waxbarashada Dalka. Kulan u dhaxeeyay wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdulkadir iyo madax hey’adda US-AID ee Soomaaliya marwo Nouane Duncan-Jones.
2 daqiiqo Xarardheere: Shahiid Suulnuuge oo Loogu Magacdaray Dugsiga Sare ee Degmada Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa markaan sare u qaaday magaca Allah unaxariistee Korneyl Cabdi Maxamed Sheikh Xasan (Suulnuuge) oo 6-dii bishaan ku geeriyooday deegaan hoostaga magaalada Camaara.
1 daqiiqo FPENS oo 25 Jirsatay iyo Ra’isul Wasaaraha oo kulanka uga Hadlay Ahmiyadda Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25aad ee aasaaska dalladda waxbarashada FPENS.
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Qaadaneysa 3,000 oo Macalimiin ah Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee JFS ayaa sheegtay in markale ay qaadanayso macalimiin cusub, kuwaas oo tiradoodu gaareyso 3,000 oo macalimiin si loo xaliyo baahida waxbarasho ee ubadka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo The United Nations University for Peace (UPEACE) Admissions Open for the 023/2024 Academic Year OFFICIAL CALL FOR APPLICATIONS Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobe ee Somalia (United Nations University for UPEACE, Somalia Program), waxay daneeyayaasha Soomaaliyeed lawadaagasa in lafuray isdiiwaan-gelinta sanad waxabarshadeed Jaamacadda 2023-2024. sanadkan waxa ku jirto deeq…
1 daqiiqo Soomaaliya oo Si Weyn looga xusayo Maalinta Macallinka ee 21-ka Novembar Maanta waa 21-ka Novembar waxayna ku beegan tahay maanta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso.
2 daqiiqo Dowladda Sucuudiga oo Soomaaliya Ka Taageereysa Hormarinta Waxbarashada Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha iyo dhaqanka Amiir Bandar bin Cabdulcasiis.
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Fariin Adag U Diray Dhillinyada Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed, isla markaana ka soo…
2 daqiiqo Hey’adda Maareynta oo Agab Waxbarasho Gaarsiisay Iskuul Ku Yaalla Degmada Hodan Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu,asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka Soomaaliyeed ee iskuulkaas wax ku barto. Agabka xaruntaas hay’adda…