U bood dhigaalka

Shacabka Muqdisho oo si weyn uga qeyb qaatay ciidul fidriga

Luuliyo 30, 2014

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn isugu soo baxay fagaarayaal ka yaalla magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan farxada weyn ee ciidul fidriga.

Dadka ayaa intooda badan isugu yimid goobo ay ka mid yihiin taallada dal jirka daahsoon iyo xeebta Liido.

[huge_it_slider id=”43″]