1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Xubin Sare oo Ka Tirsan Al-Shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda ee Degmada Xarardheere Horjooge Siidoow Cali Ibraahim oo ka tirsanaa Al-shabaab ku sugnaa koonfurta Gobolka Mudug ayaa xalay iska dhiibay degmada Xarardheere ee gobolkaasi, xilli uu ciidanka xiriir lasoo sameeyey si uu isku soo dhiibo.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY, War Dowladda Soomaaliya oo Dalbatay Xiritaanka Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM Dowladda Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u dirtay dalab ah in la xiro xaafiiska kaalmaynta ee UNSOM oo muddo dheer dalka ka howlgalayay. Warqad ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarihii Hore ee Dalka Fiji oo Xabsiga La Dhigay Frank Bainimarama oo ahaa ra’iisul wasaaraha ee dalka Fiji, kaas oo muddo 15 sano ah xukunka hayay ayaa lagu xukumay hal sano oo xabsi ah, ka dib markii lagu helay danbi ah inuu awooddiisa u adeegsaday inuu joojiyo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Real Madrid oo Gaartay Finalkii 18-aad Champions League, Xilli Tallaabo Qura ay u Jiraan Ku Guuleysiga Koobkii 15-aad Real Madrid ayaa mar kale heshay waddo ay ku dhameysato gaaritaanka finalkii 18-aad, iyadoo Joselu uu laba jibaaray qalbiyada Bayern, Madrid ayaa iska xaadirisay garoonka Wanbaley ee magaalada London oo ay ku sugeyso.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hey’adda NISA oo Qabatay 12 Xubnood oo Shabaab Ka Tirsan Taliska NISA ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 12 xubnood oo Shabaab ka tirsanaa kuwaasoo ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka Amniga.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Shaaciyay in Sharci Loo Maray Waxqabadka Xukuumadda Federalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool dalka Kenya ayaa uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Tirada Dadka Ku Barakacay Daadadka Ku Dhuftay Dalal ay Soomaaliya Kamid Tahay oo la shaaciyay Roobab mahiigaan ah oo toddobaadyo ka da’ayay gobolka Bariga Afrika ayaa dhaliyay barakac baahsan iyadoo boqolaal kun ay ku barakaceen Burundi, Kenya, Rwanda, Somalia, Ethiopia iyo Tanzania.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Muxuu Ku Saabsan Yahay Shirka Maanta Madaxda Afrika Nairobi Uga furmaya? Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, H.E. Amb. Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Nairobi kaga qayb galay shir ay wada jir u yeesheen Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Beeraha, kaasoo gogol xaar u ahaa Shir Madaxeedka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Midoga Yurub Uga Mahadceliyay Taageerada ay Siiyaan Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee dhinacyada amniga.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Lugta oo Kormeer Ku Tagay arunta Taliska Guutada 8-aad ee Xoogga Dalka Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyed Sarreeye Guuto Dayax Cabdi Cabdulle oo ay Weheliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad iyo saraakiil kale, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Taliska Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad.