2 daqiiqo Sheeko:MIDOWGA YURUB Midowga Yurub oo Sheegay Iney Soo Afjari Doonaan Muranka Sanadaha Soo jiitamayay ee Kala Dhaxeeyay Poland Bayaan uu soo saaray goluhu ayaa lagu sheegay in ay doonayaan in ay ka laabtaan habraaca wada shaqayneed ee labada dhinac ee hirgalay laga soo bilaabo December 2017 sida uu dhigayo qodobka 7 ee heshiiska Midowga Yurub.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Kala Saxiixday Heshiisyo Dhaxal-gal ah. Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga.
2 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Donald Trump ma Masaafurin Doonaa 20 Milyan oo muhaajiriin ah oo Soomaali ku jirto haddii mar kale la doorto? Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu keeni doonin ama aysan soo gali doonin dad ka yimaada Gaza, Suuriya, Soomaaliya, Yemen, Liibiya iyo meel kasta oo khatar ku ah ammaanka dalka Mareykanka.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Kulan Looga Hadlay Mashaariicda ay Hay’adda Dowladda Maraykanka u Qaabilsan Arrimaha Gargaarka ee USAID oo lagu Qabtay Muqdisho. Kulanka oo ay qeyb-galeen masuuliyiin ka socda Wasaaradda qorshaynta qaranka iyo saraakiil sar sare oo hay’adda ka tirsan ayaa waxaa lagu soo bandhigay qeymayn iyo kormeer ay Wasaaraddu ku samaysay mashaariicda hormarineed .
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo Sheegtay in ay Dishay Rag Dil Ka Geysan Rabay Muqdisho iyo Kuwa La Qabtay Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo xubnood oo ka tirsan Shabaab ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Danjiraha Soomalaiya ee Koonfur Afrika oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Dalkaasi Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Africa ayaa xaflad ballaaran oo soo dhaweyn ah u qabtey danjiraha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee South Africa Amb.Maxamed Sheekh isxaaq.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cadaaladda oo Muqdisho Ku Daahfuray Mashruuca 9-aad ee Shirka u Qareemidda iyo Daryeelka Bulshada Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa daahfuray Shirka u Qareemidda Daryeelka Bulshada.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan La Qaatay Safiirka Britain ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya denjire Mike Nithavrianakis.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareynka oo Ku Guuldareystay Dadaallo Lagu Waday Sameynta Maraakiib Aan Cidna Wadin Dadaallada ciidamada badda ee Maraykanku ku doonayaan inay ku dhistaan raxan maraakiib ah oo aan cidina wadin ayaa u muuqda kuwo guuldarro ku dambeyn doona maadaama Pentagon-ku ay ku howlanyihiin mashruucyo kale oo waaweyn.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Dhameystiray Guddiga Doorashooyinka Golaha wakiilada Somaliland ayaa goor dhow ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka taasoo ka dhigay in Somaliland ay bilaha soo socda ay u dareeri doonto doorashooyinka Madaxtinimada.