1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shir Looga Hadlayo Dhismaha Waddo Isku Xirta Puntland iyo Dowlad Deegaanka oo Lagu Qabtay Goldogob Shir looga wada xaajoonayo Wadada Isku xirta magaalooyinka Tuur-Dibi, Galaadi, iyo Wardheer ayaa lagu qabtay magalada goldogob ee gobolka mudug, waxaana ka qeyb-galay masuuliyiin ka kala socday labada dhinac.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Puntland oo Awood Ku Dhaqangalinaysa Shuruucda Ilaalinta Deegaanka Taliyaha Boliiska Dawlada Puntland Sareeye guuto Mumin Abdi Shire ayaa kulan laqaatay team uu hogaaminaayo wasiirka Wasaarada Deegaanka Puntland, kulanka oo ay Qayb ka ahaayeen Taliyekuxigeenada Boliiska Puntland,
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Australia oo Toogasho Ku Dilay Nin Isku Dayayay Inuu Weerar Geysto Booliska dalka Australia ayaa sheegay in ay toogteen wiil yar ka dib markii uu nin mindi ku weeraray magaalada Perth ee galbeedka dalkaasi, weerarkaas oo ay mas’uuliyiintu ku sheegeen in ay leeyahay calaamadaha fal argagixisada.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Danab oo Howlgal Ka Fuliyay Jubbada Hoose Ciidanka kumaandoska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Amni ka sameeyay deegaanka Wayaanta ee gobolka Jubada hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland, howlaglkaan ayaan laga fuliyay deegaanno .
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Shirka Hormarinta iyo Dhaqaalaha Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta iyo horumarinta dhaqalaha dalka, ayaa xusay dadaallada dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya oo Labaad Ka Socda Nairobi iyo Arrimo Dhowr ah oo Looga Hadlayo Maalintii sedexaad ayaa waxaa magaalada Nairobi ka socoda shirka 3-aad ee Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya Joint Commission for Cooperation (JCC) inta u dhexeysa 3-da illaa 6-da May, 2024-ka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Kalluumeysata Xeebta Liido oo Hirgelinaya Goob Cusub oo ay Ku Iibiyaan Kallaanka Ururka Kaluumaysatada xeebta liido ee degmada Cabdicasiis ee la yiraahdo kulmis ayaa si weyn u soo dhoweeyay goob cusub oo loo diyaarinayo si ay ugu ganacsadaan, islamarkaana kawaan cusub uga dhigtaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaradaha Israel oo Weerar Ku Dishay Afar Ruux oo Isku Qoys ah Gudaha Marinka Qaza Ku dhowaad afar qof oo isku qoys ah ayaa ku naf waayay weerar ay diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil la beegsadeen xaafadda Al-Jaafra oo ku taalla magaalada Mays Al-Jabal ee dalka Lubnaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Wasiirada Israa’iil oo u Codeeyay Xiritaanka Howlaha Telefishinka Al Jazeera Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu golihiisa wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay in la xiro howlaha Al Jazeera ee Israa’iil, sida lagu sheegay bayaan ay dowladdu soo saartay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddoomiye Madaale oo Muqdisho Ka Daahfuray Ololaha Qaliinka Caruurta Wadne Duleelka Ku Dhasha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray ollolaha qaliimada iyo ka daweynta carruurta cudurrada daloolada wadnaha.