2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Bannaanbaxyo Waaweyn oo Ka Socda Israel iyo Xukuumadda Netanyahu oo Wajahaysa Cadaadis Tobanaan kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa isu soo baxay iyagoo ku baaqaya in laga heshiiyo la haystayaasha guryahooda ka maqan , ka hor wadahadallo xabbad-joojin ah oo dheeraad ah oo ay suurtogal tahay in laga gaaro.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland oo Kismaayo Kusoo Bandhigay Wadayaal Adeegsanayay Documentiyo Been Abuur ah Ciidanka Nabad Sugidda iyo sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay qaar kamida wadayaasha gaadiidka loo yaqaanno taksig oo lagu helay dambiyeed la xariira sharciga darawalnimada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Jadeecada oo Ka Dilaacay Nigeria, Xilli Ku Dhawaad 100 Qof ay u Geeriyoodeen Ugu yaraan 100 qof ayaa u dhintay jadeeco ka dillaacday wax yar toddobaad gudihiis gobolka waqooyi-bari ee Nigeria ee Adamawa, xilligaan dalka intiisa badan ay ka da’ayaan roobab xilliga gu’ga oo sababy xanuunka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowladda oo Howlgal Lagu Dilay Xubno Al-shabaab ah Ka Fuliyay Deegaannaada Koonfur Galbeed Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed oo isgarabsanaya ayaa howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay qeybo kamid ah gobolka Baay, kadib markii ciidanku ay ku qaadeen weerar goob.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 26 Jir Lagu Soo Oogay 30,000 oo Dacwadood oo Lagu Xukumay Lix sano Xabsi ah Aleksanteri Kivimäki, oo ah hacker ama jabsade Internet ka ah ayaa lagu soo oogay in ka badan 30,000 oo dacwadood oo ah isku day baad ka dib markii uu jabsaday mid ka mid ah xarumaha cilmi nafsiga ee ku yaalla dalka Finland.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamada Racfaanka oo Maanta Markale u Fadhiisan Doonta Kiiska Eedeysane Sayid Cali Maxkamada racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale u fadhiisan doontaa Kiiska loo heysto Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay xaaskiisii AUN Luul Cabdicasiis.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Azerbaijan iyo Soomaaliya oo Ka Wadahadlay Danaha Labada Dowladood Ra’iisul wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka arrimaha dibadda ee Asarbayjaan Jeyhun Bayramov oo ka mid ah madaxda ka qeyb galeysa Shirka OIC.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Sagootin ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Shaqada Laga Joojiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iislwasaare Ku-xigeenka oo Gambia Kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa Magaalada Banjul ee dalka Gambia kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey Hakan Fidan, xilli uu ka qeyb galay shirka dalalka Islaamka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wiil uu Dhalay Allah u Naxariistee Majaajiliiste Ajakis oo Ka Warbixiyay Sababta Qabrigiisa Dib Loogu Faagay Wiilka majaajilayste Cabdi muriidi dheere “Ajakis” ayaa in asagoo garoonka u socda uu arkay darbi lagu wareejiyay Qubuuraha uu ku aasanyahay Aabbihiis, ka dibna uu go’aansaday inuu meydka Aabbihiis halkaa kala boxo.