1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada 55 Ruux oo Geeriyootay Daadad Ku Dhuftay Brazil, Xilli Kuwa Kale Nolosha Lagu Helay Ugu yaraan 56 qof ayaa ku dhintay, tobanaan kun oo qofna waxaa laga daad gureeyay guryohooda ka dib markii ay waxyeello ka soo gaartay daadad xoog badan iyo dhoobo ay sababeen roobab mahiigaan ah ayaa weli ka da’aya koonfurta Brazil
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Xubno Ka Tirsan Al-shabaab oo Iska Dhiibay Gobolka Mudug iyo Ciidanka Soo Dhoweeyay Ilyaas Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada yahay Xasan Xabeeb kana tirsanaa kooxda Shabaab ayaa isku dhiibay Ciidanka dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum (Aadan Biit) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraayo leh u diray Allah u naxriistee Marxuum Aadan Cumar Ahmed (Aadan Biit).
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Shaaca Ka Qaaday Macluul Baahsan oo Ka Dilaacday Waqooyiga Marinka Qaza Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Jimcihi in waqooyiga Gaza ay hadda ka jirto macluul buuxda, kaddib muddo ka badan lix bil oo weerar dhan walba leh iyo xayiraad dhanka sahayda ah oo ay ciidanka Israil.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Lugta oo Kormeer Ku Tagay Taliska Guutada 17-aad ee Gorgor Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeeray Taliska guutada 17-aad ee kumaandooska gor gor.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Sagootin ah Xafiiskiisa Kula Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Shaqada Laga Joojiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsanayd Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Lagu Laayay Qaraxyo Ka Dhacay Gongo, Xilli Dadka Lagu Dilay Caruur ay Ku Jiraan Ugu yaraan 12 qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay qaraxyo mataano ah oo lagu weeraray laba xero oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, kuwaa oo ku yaalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo,
3 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dadka Baladweyne oo Xaalad Adag Ku Jira iyo SODMA oo Iska Indho-tireysa Waxa Jira Xaalad bini’aadantinimo oo aad u liidata ayaa ka jirta gobolka Hiiraan gaar ahaan, magaalada Beledweyne oo ay si weyn u saameeyeen daadad iyo fahaado roobka gu’ga ka dhashay, iyadoo ay dadka magaaladaasi wajahayaan nolol adag.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Soomaaliya Ku Matalaya Shir Madaxeedka Waddamada Islaamka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Caasimadda Gambia ee Banjul, halkaas uu kaga qeyb-galaya Shir Madaxeedka dalalka Islaamka.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA Maxaad Kala Socotaa Qodobada Looga Hadlaayo Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Maanta Ka Furmaya Magaalada Banjul ? Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Hissein Brahim iyo Madaxweynaha Gambia Adama Barrow ayaa si wadajir ah u faahfaahiyay qodobada sanadkaan looga hadlaayo shirka ururka OIC.