1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidamo Ka Tirsan Booliiska Gaarka ah oo Tababar Loogu Soo Xiray Jabuuti iyo Taliye Sulub oo Ka Qeybgalay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/Guuto Sulub Axmed Firin oo ku sugan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa tababarka u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiista booliska Soomaaliyeed oo halkaa muddo lagu carbinayay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Kulan Baydhabo Kula Qaatay Ergay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Madaxwaynaha dowlad Goboleedka koofur galbeed iyo Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing ayaa ka wada-hadlay qabsoomida shirka madasha wadatashiga Qaran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kazakhstan oo Martigelineysa Wadaxaajood u Dhexeeya Dalalka Azebaijan iyoArmenia Madaxweynaha dalka Kazakhstan, Kassym-Gomert Tokayev ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu marti-gelin doono wada xaajoodka nabadeed oo u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia, kaasoo lagu qaban doono magaalada Almaty.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xabsiyada Ku Yalla Puntland oo La Xaqiijiyay in Maxaabiista Loogu Geysto Tacadiyo Ka Dhan ah Xuquuqul Insaanka Xafiiska Xuquuqul-iinsaanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in gacan ka hadal ka dhacay xabsiga Gaalkacayo uu sababay dhimashada hal maxbuus iyo dhaaca todobo kale.
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu Ku Saabsanaa Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee Golaha Wasiirradu ay Meelmariyeen? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booyad Shidaal oo ay Leedahay Shirkadda Korontada Beco oo Duleedka Muqdisho Lagu Qarxiyay Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Xaafadda Jabadgeel ee deegaanka Ceelasha biyaha, halkas ok lagu weerar gaari shidaal siday.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Dagaalka Gaza Burburka Ka Dhashay Ka Baaxad Weyn Yahay Ukraine Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo ka mas’uul ah ama u qaabilsan arrimaha Qaza oo lagu magacaabo “Mungo Birch” ayaa shaaca ka qaaday in baaxadda burburka ka dhashay dagaalka Israa’iil ee Marinka Qaza.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Kenya oo Sheegtay iney Dishay Xubnoood oo Al-shabaab Ka Tirsan Laamaha amniga dowladda Kenya ayaa sheegay in ay dileen lix xubnood oo ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasoo qorsheynayay in ay weeraro ku qaadaan magaalada Lamu ee dalka Kenya, halkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ruushka Ku Eedeeyay Inuu Sun Halis ah u Isticmaalay Dagaalka Ukraine Maraykanka ayaa ku eedeeyay dowladda Ruushka in uu jebiyey sharciga caalamiga ah ee mamnuucida hubka kiimikada,isaga oo u dagaalka Ukraine u adeegsadey sunta halosta ah chloropicrin , taas oo aan la ogoleyn dagaalka.
6 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Arooskii Tacsida Isku Bedelay iyo Murugtii Taariikhda u Gashay Qoyska Axmed wuxuu ka tirsanaa ciidanka booliska ee dalkaasi Kuwait, gaar ahaan qeybta baaritaanka fal-dambiyeedyada, da’diisuna waxay ahayd 23 sanadood, ka hor inta aysan soo yeerin dhacdada aadka ugu murugta badan ee soo wajahday.