2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Boqolaal Shabaab ah oo isu Soo Dhiibay Dowladda Soomaaliya Kadib Cafiska Madaxda Sare Tiradii ugu badneyd ee Shabaab ah ayaa isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya kadib cafiska loo fidiyey kooxaha, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda federalka oo warbaahinta lalasoo wadaagay.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadlayaan Madaxweynayeesha Soomalaiya iyo Tanzania oo Maanta Ku Kulmaya Daaru-salaam Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu magaalada Daaru-salaam ee dalka Tanzania uu kula kulmo dhiggiisa marwo Samia Suluhu Hassan, xilli lagu wado in labada dowladood.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Filibin oo Beenisay Hadal Kasoo Baxay Shiinaha Dawladda Filibiin ayaa beenisay hadal dhowaan ka soo yeeray Shiinaha oo ahaa in labada dal ay heshiis ka gaareen khilaafkii dhinaca badda ahaa ee ka taagnaa Badda Koonfurta Shiinaha, waxanay sheegashadaas ku tilmaantay.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Roobabka Gu’ga ee Ka Billowday Soomaaliya oo Khatar Gelinaya 770,000 Qof. Xilli lagu gudajiro bilowga xilli-roobaadka Go’ga ee dhowaan bilaabay curashada ayaa waxaa soo kordheysa cabsida laga qabo inuu saameyn ku yeesho dadka danyarta ah, iyadoo laga walaacsan yahay khtar galinta 770,000 oo qof oo ku nool 22 degmo.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Shirka Hormarinta Magaalooyinka Bariga Afrika oo Ka Dhacay Kenya iyo Gobolka Banaadir oo Ka Qeybgalay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cusmaan Maxamed ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ugu qeyb galay Madasha Magaalooyinka Bariga Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 10 Qof oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Barazil Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay ka dib markii uu dab ka kacay huteel ku yaalla magaalada Porto Alegre ee koonfurta dalka Brazil, sida ay saraakiisha dab damisku sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qeybgalay Shirka Hormarinta Tiknoolajiyadda Afrika Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ka qayb-galay shirweynaha Caalamiga ah ee “Connected Africa” kaas oo lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Roobka Xilliga Gu’ga oo Saameyn Ku Yeeshay Isku Socda Duulimaadyada Tagaya Nairobi Xilli ay roobab xooggani ka da’ayaan qaar kamida dalalka bariga Afrika ayaa waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda kenya dhulka iyo cirkaba ka sameeyay Gu’ga oo si mug leh uga hooray, waxaana uu saameeyay isku socda.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeygalay Munaasabadda Maalinta Midnimada Tanzania Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee dalkaas kala qayb galay munaasabadda maalinta midnimada dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Ciidanka Howlgalka Nabad Ilaalinta ee Qaramada Midoobay oo Isaga Baxaya Gongo Hawlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) oo in ka badan 20 sano dalkaa ku sugnaa, islamarkaana Xukuumadda kinshaaha ka taageerayay la dagaanka kooxaha hubaysan.