1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shir Looga Hadlayay Hormarinta Booliiska Soomalaiyeed oo Lagu Qabtay Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee JFS S/Guuto C/laahi Sheikh ismaaciil (Fartaag) ayaa Gudoomiyey shirka wajiga Labaad ee mashruuca JPP ee Horumarinta Boliiska Soomaaliyeed, kaasi oo looga arrinsanayo.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wasaaradda Deegaanka iyo Cimillada oo Soo Saartay Digniino Ku Aadan Cabsi Fatahaado Duufaanta El-Nino Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Xukuumadda Federalka Soomalaiya ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniino ku saabsan Isbeddelka Cimilada, iyadoo saadaalisay in 27-ka bishan.
5 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Qiyaano Qofkii Sameeya Isagaa u Oqaalan, Wax Ka Ogow Shirqoolkii Lamaahu Maleegeen Sida dabeeciga ah dhagarta iyo hagar-daamadu inkastoo ay ruuxii lala maago waxyeello u gaysato, kol kolna uu ka badbaado oo Eebbe ka shartiro, waxaa hubaal ah in kii maleegay oo uu maalin uun mireheeda guran doono.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Safar Ugu Ambabaxay Turkiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Turkiga, halkaas.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Dhallinyada Ciyaaraha Soomaaliya oo Libiya Uga Qeybgalay Shir Looga Hadlayo Hormarinta Dhallinyada Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo oo ay qeyb ka yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md. Cabdiraxiin Warsame Diiriye.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Hey’adda ICRC oo Ka Digtay Xaaladaha Ka Jira Gobolka Tigray iyo Macluusha Baahsan ee Ka Jirta Hay’adda ICRC ayaa sheegtay in Xaalad quus ihi ay ka taagantahay gobolka Tigray waqooyiga dalka Itoobiya, waxayna intaa raacisay in loo baahanyahay in la bixiyo dadaal dheeri ah si loo caawiyo dadka ay dhibaatadu kasoo gaartay.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Mareykanka oo Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Iran, Kadib Weerar Dhanka Internet-ka Maraykanka ayaa cunaqabatayno cusub ku soo rogay dalka Iran malaintii Talaasdada, kadib markii weerar dhanka Internet-ka ah lagu qaaday, iyadoo weerarkaan lagu beegsaday afar qof iyo laba shirkadood oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasarae Xamse oo Kulan La Qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Turkiga Ka Socday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Booliiska Mareykanka oo Xabsiga Dhigay Bannaanbaxayaal Taageerayay Falastiin Booliiska dalka maraykanka ayaa xiray daraasiin dad ah oo dibadbaxyo ay Falastiiniyiinta ku taageerayaan dhigayay, kuwaa soo isugu soo baxay afaafka hore ee Jaamacada Yale ee magaalada Connecticut iyo Jaamacadda New York.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Ka Wadahadlay Dardargelinta Dagaalka Al-Shabaab Wasiiir kuxigeenka Wasaarada gaashaandhiiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay.