2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Roobab Mahigaan ah oo Ka Da’ay Dalka Kenya oo Sababay Khasaaro Dhimasho iyo Barakac Baahsan Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay qeybo kala duwan oo dalka Kenya ah ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 13 qof, waxaana ku barakacay ilaa 15,000 oo qof, Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, iyadoo saadaasha ay ka digeen roobab kale
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Waxyeelada Caafimaad ee Ka Dhalan Karta Roobka iyo Sida Ugu Haboon ee Looga Hortago Dadka magaalada muqdisho ku nooli waxay dharaaro ka hor la daalaa-dhacayeen huur ba’an iyo heerkulka oo halkii ugu sareeysay gaaray, balse waxaa saacadihii la soo dhaafay u ka da’ay roob lagu diirsaday oo bedelay cimiladii kuleelka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Mareykanka oo Ciidankeeda Kala Baxaysa Galbeedka Afrika iyo Ruusha oo Albaabada u Furay Mareykanka ayaa bilaabaya ciidamadiisa kala bixi doona Niger, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka ee Reuters iyo wargeyska New York Times, arrintaan ayaa kusoo aadaysa kadib markii hoggaamiyaha dalkaas Afgambiga ku qabsaday.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xabaal Wadareedyo Israel ay Ku Aastay Dad Shacb ah oo Laga Helay Marinka Qaza Agaasimaha Guud ee Xafiiska Warfaafinta Dowladda ee Marinka Gaza, Ismaaciil Al-Thawabta, ayaa ku dhawaaqay in la helay laba xabaal wadareed oo ku yaalla Xarunta Caafimaadka ee Naasir ee Khaan Yoonis ee koonfurta Marinka Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Xasan oo Bilad Guddoonsiiyay Ciyaariyan Cabdullaahi Maxamed Jaamac Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirigalinaya Halyeey ciyaaraha Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ee tartanka orodka 5000 mitir.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Kawaanleyda Hilibka Geela oo Shaqo Joojin Ku Dhawaaqay iyo Suuqa Geela oo Wali Xiran Tan iyo maalintii sabtida waxaa kawaannada magaalada muqdisho laga waayay hilibkii geela ee sida maalin lahaa loogu iibin jiray, waxaa sidoo sare u kacay qeymaha hilibka ariga iyo midka kalluunka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Laba Diyaaradood oo Nuuca Dagaalka ah oo Ku Burburay Badweynta Baasifiga Laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter) ah oo ay leeyihiin ciidamada badda Japan, ayna saarnaayeen 8 kamid ah shaqaalaha markab dagaal oo ay japan leedahay ayaa ku burburay badweynta Baasifiga.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan La Qaatay Madaxa UNSOS ee Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo kulan kula qaatay magaalada Muqdisho, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UNSOS Ms. Aisa Kirabo Kacyira.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Shir Looga Hadlayay Sidii Shaqo Abuur Loogu Sameyn Lahaa Dhallinyarada oo Lagu Qabtay Garowe Magaalada Garoowe gobolka Nugaal, ahna caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay shaqa abuurka dhallinyarada oo muddo laba maalmood ah halkaa ka socday.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse ooXafiiskiisa Ku Qaabilay Xubno ka tirsan Baarlamaanka Bariga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.