1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Booliiska Dalka Jarmalka oo Xabsiga Dhigay Dibadbaxayaal Diidayay Xasuuqa Falastiin Booliiska dalka Jarmalka ayaa xir xiray dibadbaxayaal dalbanayay in la joojiyo hubka loo dirayo Israa’iil, islamarkaana aanay dowladda dalkaasi maamulka Yuhuudda ku taageerin gumaadka dad reer falastiin.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Booliiska oo Muqdisho Ka Sagootiyay Saraakiil Aqoon Kororsi u Aaday Dalka Dibaddiisa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin,ayaa Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed saraakiil iyo kormeerayaal katirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda oo Soo Dhoweysay Tiradii Ugu Badneyd oo Al-shabaab Iska Soo Dhiibay Tiradii ugu badneyd ee katirsan Al-Shabab ayaa isku soo dhiibay Dowladda Federaalka Soomaliya, waxayna isugu jiraan hoggaamiyeyaal iyo xubno kale, waxaana soo badanaya tirada isaga soo baxaysa kooxda.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Bannaanbax Lagu Taageerayo Falastiin oo Ka Dhacay Magaalada Barcelona ee Dalka Spain Dibad-baxyo waaweyn oo Falastiin lagu taageerayo ayaa ka dhacay magaalada Barcelona ee dalka Spain, boqolaal qof oo ruxaya calanka falastiin ayaana isugu soo baxay jidadka waaweyn ee magaalada.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Maanta Furtay Dhageysiga Dacwadda Eedeysane Sayid Cali Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta dib u furtay dhageysiga kiis dacwadeedka Sayid Cali Macalin Daa’uud, kaas oo ku eedeysan inuu dil u geystay xaaskiisa Luul Cabdicasiis, Maxkamadda gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Qorsheynsa in Canaqabateyn Lagu Soo Rogo General Xamdan Daqalla Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Wakiilada iyo Senate-ka Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Biden inuu go’aan ka gaaro in cunaqabateyn lagu soo rogo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Agaasimaha ee Wasaaradda Caafimaadka oo Shir Caalami ah Uga Qeybgalay Mareykanka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Dr. Guuleed Cabdijaliil oo ku sugan magaalada Washinton DC ee dalka Mareykanka ayaa ka qeyb-galay Shirka sanadlaha.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Munaasabad Lagu Taageerayay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha oo Garoowe Ka Dhacday Waxaa magaladda Garoowe caasimadda Dowladda Goboleedka Puntland lagu qabtay Munasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Faderalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Dalalka Reer Galbeedka Ku Eedeeyay Taageerada Israel Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa Sabtidii sheegay in gumaysiga Israa’iil ee dhulka falastiiniyiinta iyo taageerada aan shuruudu ku xirnayn ee reer galbeedku u fidiyaan ay tahay mid ka mid ah sababaha.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Horjooge Katirsan Al-shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga Qeybta 21-aad Horjooge Hanad oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa galabta isku soo dhiibay ciidanka xooga dalka ee ku sugan aagga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, kadib markii uu xiriir la soo sameeyey saraakiisha ciidanka.