2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay War-murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirka G7 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhawaynaysay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wasiirrada arrimaha dibadda dalalka G7 ee ka dhacay magaalada Capri ee dalka Talyaaniga intii u dhaxaysay 16-kii ilaa 19-kii bishan April.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dalalka G7 oo Ka Digay Khatarta MOU-ga Itoobiya iyo Somaliland iyo xiisadaha Geeska Afrika Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 oo ku kulmay Capri, Italy inta u dhaxeysay 17-19 ayaa walaac ka muujiyay xiisadda gobolka Geeska Afrika ka taagan iyo khilaafka dowladaha Soomaaliya iyo toobiya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Turkiga iyo Masar oo Ka Wadahadlaya Xiisadda Bariga Dhexe Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Masar Sameh Shoukry ayaa booqan doona magaalada Istanbul ee dalkaTurkiga, isagoo la kulmi doona dhiggiisa Hakan Fidan oo ay ka wadahadli doonaan arrimo badan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweynaha Galmudug oo u Istaagay Xalinta Khilaafka Dhulka Dabdamiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Qoorqoor ayaa xallinta khilaaf ku saabsan dhulka dab-damiska oo ay dad danyar ihi degganyihiin,islamarkaana ay Booliiska Soomaaliya amar ku bixiyeen in degdeg looga guuro.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shir Looga Hadlayay Dhaqaalaha Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka oo uu ka socdo shirka xiliga Gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka qeyb galay shirar muhiim u ah.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweyne Erdogan oo Si Adag Uga Hadlay Diidmada Mareykanka Codsiga Dowladnimada Falastiin Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhaleeceeyay diidmada qayaxan ee Maraykanku ku hor istaagay codsigii Falastiin ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasoo ahaa inay xubin buuxda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
1 daqiiqo Sheeko:War Booliiska Mareykanka oo Xabsiga u Taxaabay Dibaxayaal Kasoo Horjeeday Xasuuqa Qaza Booliiska magaalada Yew York ee dalka Mareykanka ayaa xiray in ka badan 100 dibadbaxayaal ah, kuwaasoo dhigayay bannaanbax lagu oo taageerayay Falastiin. sidoo kalena looga soo horjeeday taageerada Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Maamulka Gobolka Banaadir oo Shaqo Adag Ka Wada Nadaafadda Degmooyinka Muqdisho Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh).
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Saraakiil Ka Tirsan Booliiska Dalka Turkiga oo Munaasabad Sagootin ah Muqdisho Loogu Sameeyay Taliya ciidanka booliska Soomaaliya S/guuto Sulub Axmed Firin,taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu sagootinayay saraakiil ka tirsan.