2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Belgium Uga Qeybgalay Shir Caalami ah oo Ku Saabsan Hormarinta Tacliinta Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium wxuu uga qaybgalay shirka caalamiga.
2 daqiiqo Sheeko:War Iran oo Weerar Gantaalo ah Ku Qaaday Israel iyo Cabsida Ka Taagan Gobolka Bariga Dhexe Iran ayaa xilli dambe oo xalay ah waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa’iil, weerarkaan ayaa waxaa ka qeyb qaatay 300 oo diyaaradood, kuwaas oo aan duuliye laheyn, waxaana muuqaallo .
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xarunta Dowladda Hoose oo Lagu Qabtay Shir Looga Hadlay Dardargelinta Amniga Caasimadda Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa gudoomiyay shir gaar ah oo looga hadlayay.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiirka Amniga oo Shaaca Ka Qaaday Goorta Dib Howlgallada Looga Bilaabayo Hirshabeelle iyo Galmudug Wasiirka cusub ee amniga dalka Generaal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda dalka, kuwaas oo uu sheegay in guulo la taaban.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Australia oo Toogasho Ku Dilay Nin Weerar Ku Qaaday Suuq Ku Yaallo Caasimadda Sydney Booliiska Australia ayaa sheegay in ay toogteen nin weerar toorrey loo adeegsaday ku qaaday lix qof oo ku sugnaa suuq weyn oo ku yaalla magaalada Sydney. Ninka ayaa Sabtida maanta ah lagu dilay xeebta Bondi.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo Sirasmi ah Loogu Wareejiyay Xilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, H.E. Amb. Axmed Macallin Fiqi,ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay ku-simaha Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamd Ku Taalla Kenya oo Lasoo Taagay Nin Lagu Eedeeyay Aasaasidda Ururka Daacish Maxkamad ku taalla wadanka Kenya ayaa lasoo taagtay nin lagu sheegay inuu yahay hoggaamiyihii ugu muhiimsanaa kooxda Daacish ee bariga Afrika, kaas oo doonayay inuu kooxda ka aasaaso gudaha dalka.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo Sanadkii 2aad Dagaal Kula Jira Shabaab Xilli ay u Dabaaldegayaan 64 sano Guuradooda Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa u dabaaldegay Jimcihii 64 guurrada aasaaskooda ee 12-ka April, 1960, waxaana fantasyo kale duwan ay kusoo bandhigeen caasimadda iyo gobollada dalka, xilli ay ku jiraan dagaal.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Mareykanku Kaga Walaacsan Yahay Xiriirka Sii-xoogeysanaya Ee Ruushka iyo Koonfur Afrika? Dowladda Mareykanka ayaa walaacsan xiriirka laba geesoodka ah ee sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya dowladda Koonfur Afrika iyo Ruushka, taas oo sare u sii qaadaysa awoodda Qaaradda Madoow ay ku yeelanayso Moscow.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo sii wada Wadahadallada Mucaaradka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada hadal la xiriira isu soo dhowaanshiyo arrimaha masiiriga ah la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya.