2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Taariikhda Taliyaha Cusub ee NISA Cabdullahi Sanbaloolshe Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu noqdo Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Walaha Wasiirrada oo Sanbaloolshe u Macgacaabay Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Qaranka NISA Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Khasaaraha Ka Dhashay Dab La Qabadsiiyay Tuulada Eji oo La Ogaaday iyo Dadaallo Nabadeed oo Gobolka Ka Socda Tuulada Eji Shabeellaha dhexe ayaa muddooyinkaan waxaa socda dagaal u dhexeeya laba beelood oo wada dega gobolka, tuuladaan oo dhacda jiinka Wabiga Shabeelle, waxaana ka dhashay khasaare kale duwan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Suuqyada Casriga ah oo Muqdisho Kusoo Badanaya iyo LC WAIKIKI oo La Daahfuray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga oo xarigga ka jaray.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dab Geystay Khasaare Nafeed oo Ka Kacay Deegaan Balli-Hadhac oo Hoostaga Laascaanood Wararka ka imanaya deegaanka Balli-Hadhac oo ilaa 70km dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in dhowr qof ay dhinten kadib markii dab ka kacay goob ganacsi oo ku yaallo deegaankaas.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Sanduuqa IFAD Ka Heshay $31.22 million oo Lagu Hormarinayo Nolosha Reer Miyiga Sanduuqa horumarinta Beeraha (IFAD) ayaa Soomaaliya ku maalgelinaya ilaa $31.22 million oo loogu talogalay horumarinta nolosha reer miyiga ee RLRP.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka M𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐮𝐭𝐢𝐬𝐦𝐤𝐚 𝐀𝐝d𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 oo Laga Xusay Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin Ka Qeybgashay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qaybgalay xuska maalinta Autismka adduunka oo ay soo qaban qaabisay xarunta baahiyaha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Xooggan oo Ku Dhuftay Taiwan iyo Khasaare Kale Duwan oo Ka Dhashay Dhul-gariirkii ugu xooganaa ee muddo 25 sano ayaa ku dhuftay dalka Taiwan dhinaca jasiiradda xilli subaxnimadii hore ee saaka, kaas oo burbur u geystay dhismayaal iyo waddooyin waaweyn, waxaana uu sababay dhimashada afar qof.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cadaaladda oo Booqasho Ku Tagay Deegaanka Gubta Degmada Deyniile Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo maanta booqasho ku tegay deegaanka Gubta ee degmada Dayniille ayaa kormeeray dhismaha.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Degmada Kaxda oo Caawa Marigelisay Afur Wadareed ay Ka Qeybgaleen Madaxda Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).