1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaamminayo oo Gaaray Sucuudi Carabiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Deegaanka Koonfurta Gobolka Mudug Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka Xinlabi ee Gobalka Mudug, kadib markii uu xiriir la soo sameeyay uu kusoo gaaray deegaanka oo lagu soo dhoweeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiya Sacdiya oo Ka Qeybgashay Afur Gobolka Loogu Sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ka qeyb-gashay munaasabad affur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ergay Cusub u Magacaabay Xildhibaan Cabdirashiid Jilley Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Qeybgalay Afur Gobolka Banaadir Loogu Sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad affur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Gobolka Banaadir oo Afur Mahadnaq ah u Sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Munaasabad Afur MAHADNAQ ah ugu sameeyay xubnaha Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku guuleystay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Guddoomiyaha Hey’adda Somda oo Qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Arrimaha Gargaar ah Ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xarunta Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Maanta Muqdisho Laga Xarigjaray Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa maanta si rasmi ah u yeelatay xarun dhexe oo la jaanqaadaysa hay’adaha duulista ee caalamka ,taa oo maanta si rasmi ah xarigga looga jaray, wixii hadda ka dambeeyana.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Soo Gaaray Degmada Ceeldheer Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo qeyb ay ka yihiin madaxweynaha Galmudug, xildhibaano, wasiirrada gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha, taliyaha ciidanka xoogga dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Safar Ku Gaaray Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo mas’uuliyiin kale ayaa manta gaaray.