1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bogaadiyay Tallaabada Xildhibaannadu Ku Ansixiyeen Dastuurka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada ooXukun Ku Riday Askar Lagu Soo Eedeeyay Dhacada Shacabka Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo labaduba shacab ah.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay 4-ta Cutub Ee Ugu Horeysa Dastuurka KMG ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 4-ta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hanti-dhowraha Qaranka oo Shaaciyay in Bangiga Adduunka Loo Gudbiyay Xisaabxirka Mashaariicda Hanti dhowrka guud ee Qaranka mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa shaaciyay in lasoo gudbiyay warbixino muhiim ah oo ku saabsan xisaab xirka mashaariicda uu bixiyo Bankiga Adduunka, iyadoo laga yaabo in laga hortago dhibaato dhaqaale.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadahadallada Xamaas iyo Israel oo Siisocda iyo Rajo Laga Muujinayo Xabadjoojin Qaza Ka Dhaqangasha Xamaas iyo Israel ayaa isku dayaya gaaritaanka heshiis xabadjoojin ah, waxaana muuqata markaan in ay Israel muujisay rabitaankeeda ku aadan gaaritaanka heshiis nabadeed oo hosteedi kara in howlgallada ay joojiyaan.
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Xildhibaannada Baarlamaanka oo Maanta Codka u Qaadaya Dastuurka, Wax Ka Baro Marxaladihii uu Soo Maray Waxkabedelkiisa Baarlamaanka Soomalaiya labadiisa gole oo manta kulan wadajir ah ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ayaa lagu wadaa in ay ansixiyaan Dastuurka KMG ah oo muddooyinkii dambe kabis iyo waxkabedel lagu sameeyay.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Ka Laabtay Amar Hore Uga Soo Saaray Gaadiidka Xamuulka ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Dekkada weyn ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu shir kula qaatay Hey’addaha.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Kulan Loogu Duceynayay Marxuum Cabdi Cismaan Xareed oo Ka Dhacay Xarunta Aqalka Sare Ku simaha Guddoomiyaha Aqalka sare ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Wasiirro iyo Xildhibaanno Ka Qeybgalay Xarigjarka Xarunta Deegaanka Gubadley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Deegaanka Gubadley ee Magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiirka Difaaca Soomalaiya iyo Safiirka Dowladda Shiinaha Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa magaalada Muqdisho.