1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowlada, Kuwa Deegaanka iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Deegaanka Daarul AlNimca Wararka ka imaanaya deegaanka Daaru Al-Nimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidanka dowladda oo iyo kuwa deegaanka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Puntland: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Hannaanka Dib u-Eegista iyo Waxkabedelka Dastuurka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa War-murtiyeed kasoo saartay arrimaha ku aadan Dastuurka iyo dib-u eegista lagu wado xilligaan uu ku howlan yahay Baarlamaanka Jamhuuriyadda, iyadoo lagu xusay in Puntland aysan qeyb
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Sufyaan Taakeeye Asxaabtiisa Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) oo lagu soo eedeeyey aas-aasida Xisbi ku sheeg uu ugu magacdaray Talo-kunool, kaasi oo faafiyo fikradaha .
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Kahor Bandhigga Aragtida Dadweyne iyo u Codeynta Baarlamaanka, Akhriso Heerarka ay Soo Mareen Doodaha Cutubtada 1-4aad ee Dastuurka KMG ah Waxaa Sabtidii oo uu dhacay kulanka 29-aad ee Labada Aqal ee BJFS, kuna beegnayd 23-kii bishan laasoo gabogabeeyay doodda madaxyada 3-aad iyo 4-aad oo ku jira Cutubka 4-aad ee wax-ka-bedelka Dastuurka KMG.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaaday Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Catriona Laing, kulankaan ayaa ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Lugta oo Gaaray Bariirre iyo Kulamo Looga Hadlayo Dagaalka Al-shabaab Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle, madaxa hoggaanka howl-gelinta ee CXD G/Dhexe Cali Aadan iyo Taliyaha Guutada 14-ka October G/Dhexe Nuur Maxamed Gaabow
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Banaanbax Lagu Taageerayo Dhameystirka Dastuurka oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho + Sawirro Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa manta ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayay dhameystirka dastuurka dalka, kaas ooh adda sugaya in la ansixiyo afarta cutub ee ugu horeysa, banaanbaxaan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wiil Soomaali ah oo Taariikhda Ka Galay Tartanka Afrika Odorka 5000 oo Miter Biladna Kasoo Helay C/llaahi Jaamac Maxamed ayaa habeenkii Jimcaha taariikhda ka galay ciyaaraha Afrika ee Ghana, isagoo bilad qalin ah ku guuleystay orodka 5000 mitir ee tartanka ragga, isagoo noqday kii ugu horreeyay ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino 35 Burcadbadeed Soomaali ah oo Maxkamad Ugu Bilaabatay Hidiya iyo Cabsi Laga Qabo Xukunnada ay Wajihi Karaan Maxakmad ku taalla dalka Hindiya ayaa Axaddii shalay bilowday dhageysiga dacwad ka dhan ah 35 eedaysane oo burcad badeed Soomaali ah, kuwaaso oo maalmo ka hor lagu soo qabtay howlgal ay ciidamada Badda ee India.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Israel oo Lagu Eedeeyay Joojinta Gargaar Ku Socday Gaza iyo Qaramada Midoobay oo Macluul Ka Digtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa weerar Afka ah ku qaaday Israa’iil Axaddii, isagoo ku dooday in “argagax iyo gaajo ay daba socdaan dadka Gaza” iyo in Israa’iil oo keliya ay meesha ka saari karto .