1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Magaalada Dubia Uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda dalalka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Shabeellaha Hoose Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 14 Octobar iyo kuwa NISA oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay tuulooyinka hoos taga degmada Marka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Camaara: Qoys ay ku Jiraan Hooyo iyo Aabo Ku Geeriyooday Hoobiyeyaal Lagu Garaacay Deegaanka. Wararka naga soo gaarayo deegaanka Camaara ee Koonfurta Mudug ayaa sheegaya in habeenimadii xalay tiro Hoobiyeyaal ah ay ku dhqceen deegaanka kuwaas oo dhaliyay khasaare naf iyo maal leh.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Isbitaalka Booqosho Ugu Tagay Saraakiil Ku Dhaawacantay Weerarkii Xerada General Golden Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha u dhashay Imaaradka ee galabta.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo Howlgal Lagu Dilay Al-shabaab Ka Fuliyay Koonfur Galbeed Soomaaliya Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 45-aad ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal waxay ay ka sameeyeen qaar kamid ah deegaano ka tirsan gobolka Bay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Looga Hadlay Kulanka Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Guddiga Madaxabannaan Ee Doorashooyinka Qaran? Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan la qaatay hawlwadeenada Guddiga madaxa bannaan.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Golaha Shacabka oo Anisixiyay Heshiiska Ku Biirista Bariga Afrika iyo Hinse-sharciyeedka Ilaalinta Deegaanka Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 17aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxaa shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga oo Ka Hadlay Heshiiska ay La Galeen Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Turkiga Yasar Guler ayaa ka hadlay heshiiska dowladdiisu ay la gashay dalka Soomaaliya ee ku aadan arrimaha difaaca, xilli dalkaas uu safar shaqo ku joogo wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hobyo: Khubaro ka socda Dekadaha Jibuuto oo ay Magaalada u tagay Howlaha Dekadda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug uu sacdo Mashruuca dhismaha dekadda ayaa waxaa soo gaaray wafdi ka kooban Madax, khudaro iyo Injineero ka socday Dekaddaha dalka Jabuuti, kuwaas oo qeyb ka noqon doona.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Culimada Soomaaliyeed kala hadlay Ladagaalanka Xagjirka, Bedqabka Midnimada dalka iyo Arrimo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin.