1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Bandhigga Suuqyada Muqdisho oo Caasimadda Laga Daahfuray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Bandhiga 5-aad ee Suuqweynaha Muqdisho, kaasi oo sanadkiiba mar Ganacsatada Gobolka Banaadir
2 daqiiqo Sheeko:BARAKACAYAASHA Baydhabo: Mashruuca Xalka Waraa oo lagu Hirgelinayo Guryo Loogu Talogalay Barakacayaasha Hay’adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha, kuwaas moddo deegaansanaya gudaha
2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Galmudug iyo Hirshabeelle oo la Guddoonsiiyay Abaalmarinno ay Lacag kujirto Munaasabado kala duwan oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Dhuusamareeb ayaa abaalmarinno ay ku jireen qaar lacageed waxaa la guddoonsiyay cayaartoyda Galmudug iyo Hirshabelle, kuwaas oo soo xiray tartanka dowlad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ka Shaqeynaya Heshiis iyo Xabadjoojin Ka Hirgasha Marinka Gaza Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa talaadada sheegay in hoggaamiyayaasha Xamaas ay ka soo jawaabeen hindisaha sii daynta la haystayaasha, kaasoo hakin doona dagaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Maxay Kawadahadleen Hanti-dhowraha Qaranka iyo Ku-xigeenka Madaxa Xisaabaadka Tunisia? Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maxkamadda Xisaabaadka Tunisia ahna ku xigeenka Xoghayaha Guud.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Boqor Charles oo Laga Helay Xanuunka Kansarka iyo wararkii ugu dambeeyay Bortooyada UK ayaa Qasriga Buckingham Palace ayaa Isniinti shalay aheyd ku dhawaaqay, in Boqorka Boqrtooyada Midowday ee Ingriiska ee Boqor Charles laga helay nuuc ka mid ah cudurka Kansarka, taas oo kasoo baxday.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bin Salman iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ka hadlay Xaaladda Gaza, Xuutiyiinta iyo Qaar kale oo Gobolka ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman, waxaana ay kawadahadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kampala: Taliyeyaasha Militariga ee Soomalaiua iyo Uganda oo ka wada hadlay Iskaashi Amni oo Dhinacyo Badan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Cadoow oo ku sugan magaalada Kampla ee wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda Gen, Wilson Mbadi.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Xulka Galmudug Guddoosiiyay Goobkii ay Ku Guileysteen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad Koobka tartankii ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lagu guddoonsiiyay xulka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Ku Eedeysnaa Xaaskiisa uu Gubay oo ay Gacanta ku dhigeen Ciidamada Amniga Iskaashi dhexmaray ciidamada amniga qeybahooda kala duwan ayaa suurtogeliyay in gacanta lagu soo dhigo Siid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac.