1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Riyaadh: Soomaaliya oo Sacuidiga uga qeybgashay kulanka Difaaca Wadamada ku bahoobey Isbaheysiga Millateriga La-dagaalanka Argagaxisada ee wadamada Islaamka (IMCTC). Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirrada Difaaca.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyey Shir Looga Hadlay Amniga Dalka, Isagoo Amar Bixiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida .
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka oo Maan Xasaasi Ahaa? Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 14aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya: Waa Baxsad Eedeysane ah Dilaaga Luul Xilli maalmahaan la hadal halay rag Xaasaskooda oo Xaamilo ah ku dilay magaalada Muqdisho iyo degmada Qoryooley, dilalkaas oo loo adeegsaday gubis iyo gowrac, taas oo sababtay in xaasaska ay u dhintaan ayaa markii ugu horeysay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka 85 Xarun u Duqeeyey si uu uga Aargoosto Duqeymihii Looga Dilay Askarta Bariga Dhexe Mareykanka ayaa qaaday duqeymo dhanka cirka ah oo loo geystay 85 xarumood, iyada oo lala beegsaday bartilmaameedyo dhowr ah oo ku yaalla Iran, Ciraaq iyo Suuriya , kadib markii weerar lagu dilay sedex askar.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoryooley: Ciidamada Booliiska Degmada oo Gacanta Ku Dhigay Nin Gowracay Xaaskiisa oo Xaamilo ah Ciidamada ammaanka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada hoose ayaa gacanta ku dhigay in la sheegay inuu dil u geystay xaaskiisa, kadib markii uu dilkeeda u adeegsaday Tooreey waxaana uu kaga dhuftay dhowr meelood.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Akhriso: Qodobada Kasoo Baxay Shirka Wasaaradda Maaliyadda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada Wasaaradaha Maaliyadda ee federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa galay shir u dhacay qaab fogaan ah, kaasi uu shir guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Embakasi: Khasaare Naf iyo Maal leh oo ka dhalatay Gaari Gaas Sidday oo Qarxay Wararka ka imaanaya Embakasi oo ah duleedka caasimadda Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya inuu halkaasi ku qarxay gaari sidday xamuulad Gaas, taasi oo sababtay in ay dhintaan 3 qof, kuna dhaawacmaan 300 oo kale.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Hooyo Xaamilo ah oo u Geerootay Dhaawaca Gubasho iyo Seygeedii Gubay oo Baxsad ah Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Dogfeer ku geeriyootay haweeney Xaamilo ah, oo lagu magacaabo Luul Sheekh Cabdicasiis, taas oo sababaatay seygeeda oo gubay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal ka dhan ah Shabaab oo lagu burburiyay Keydkooda Hubka Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka, Hay’ada Nabad Sugida iyo Saaxiibada caalamka ayaa ka dhacay deegaanno dhacay gobolka Galgaduud oo muddooyinkii dambe ay ka socdeen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab.