2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka The Hague: ICJ oo soo saartay Go’aan ka dhan ah Israel, kuna baaqday Joojinta Howlgallada Gaza Maxkamadda cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa go’aan kasoo saartay dacwad dhowaan dowladda Koonfur Afrika ay ka gudbisay Israel, Maxkamaddu waxaa ay sheegtay iney muhiim tahay in la ixtiraamo arrimaha banii’adanimada.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’isul Wasaare Kuxigeenka Itoobiya oo Is casilay Ra’isul wasaare kuxigeenka Itoobiya ahaana Wasiirka Arrimaha Dibadda Demeke Mekonnen ayaa iska casilay Xukuumadda Abiye Axmed taasi oo dhalisay deggaanshiyo la’aan siyaasadeed .
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh “ Gacanna Dowladnimada Ayaan Ku Hormarineynaa, Gacanna Waan Ku Dagaalamaynaa” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad ka jeediyay munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Gaaray Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland, madaxweynaha ayaa kasoo kicitimay dalka Qatar uu joogay.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo Howlgal Ku Dishay 20 Shabaab Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay ciidan hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud, howlgalkaan ayaa lagu beegsaday goobo.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Maamulka Wanaagga ee Deeq-Bixiyayaasha Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo #FGC.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Galmudug oo Gaartay Markii Labaad Final-ka Tartanka, Xilli Hirshabeelle Axadda ay Iswajahayaan Kooxda Kubadda Cagta Galmudug ayaa u gudubtay Final-ka tartanka koobka dowlad goboleedka iyo gobolka Banaadir, kadib ciyaar xiiso leh oo ay la qaadatay kooxda gobolka Banaadir, taas oo aheyd Sami-Finalka tartanka,
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Finland oo Ergeygeeda Nabadda Geeska Afrika usoo Magacowday Suldaan Saciid Dowladda Findland ayaa Suldaan Saciid Axmed u magacowday Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Africa, kadib war rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Finland.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muqdisho: Isbitaalka Sheekh Zaayid oo Dib loo Howlgeliyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalada Muqdisho oo ay maalgeliso Dowladda
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Meelmariyay Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka, kadib kulan wadajir ah oo ka dhacay Villa Hargeysa, xildhibaannada.