1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqdhaqaaqa Wadddaniga ee Amxaarada oo kahoryimid Heshiiska Badda, Taageerana Midnimada Soomaaliya Dhaqdhaqaaqa Qoomiyadda Amxaarada ee dalka Itoobiya oo kamid ah kuwa ugu ballaaran ee kunool dalkaasi ayaa ka hor yimid damaca xumuumadda Abiy Axmed ku doonayo qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya, heshiiskii,
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo Maanta Ansixiyay Xisaabxir-ka Miisaaniyadda 2022 Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 9-aad Labada Gole ee Baarlamaanka 11-aad.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu Hogaaminayo oo Gaaray Magaalada Dooxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa manta gaaray maagalada Dooxa ee dalka Qatar, kadib safar uu kaga soo kicitimay wadan Masar.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobey: Waa in la Ixtiraamo Qarannimada Soomaaliya Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalinayaan murankooda ku saabsan heshiiska badda ee Itoobiya ay la…
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Mareykanka: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota oo Dhigaya Dibadbax Lagu Diidan Yahay Damaca Itoobiya Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Marekanka ayaa ku dhawaaqay in ay qabanayaan dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Badda iyo Dhulka Soomaaliyeed, xilli kulan ay isugu yimaadeen jaaliyadda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Nin Gowracay Wiil Adeer u Yahay Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameyeen degmada Xamarjajab gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan in uu gowracay wiil uu adeer u yahay, dhacdadaas ayaa noqotay mid siweyn looga naxay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Uga Mahadceliyay Garab Istaaga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta ayaa kulan kula qaatay magaalada Qaahira.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, La-dagaallanka Al-Shabaab Muqdisho : Taliyeyaasha Amniga oo ka arrinsaday Amniga dalka iyo midka Caasimadda Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya S/guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta ka shiray amniga guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Banaadir oo Gaaray Semi-Final, Galmudug iyo Banaadir oo Madaxa Isgalay! Waxaa soo gabagaboobay heer isragga group-yada ee tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, waxaana kulankii ugu dambeeyay wadaciyaaray kooxda gobolka Banaadir iyo Jubbaland ciyaar kusoo idlaatay goolal la’aan.
3 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Masar oo Kulankiisa Madaxweyne Xasan kasheegay in Soomaaliya ka difaaci doonaan Gardarro Kasta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas.