Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay Oromo iyo dad Soomaali ah ka wadaan tahriibin, halka sidoo kale ay jiraan dad Oroma ah oo si xowli ah usoo galaya Puntland, iyadoo xustay in wiilkeeda uu kamid yahay dadka laga tahriibiyay Waqooyiga Gaalkacyo.