2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Kampala oo Maanta Martigelineysa Shirka IGAD ee Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxa lagu wadaa in maanta uu ka furmo shir aan caadi aheyn oo madaxda wadamada Urur-goboleedka IGAD ay ka yeelanayaan xadgudubka dowladda Ethopia ay u geysatay madaxbannaanida.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pakistaan oo Weerarro Ka Gaysatay Gudaha Iiran. Iyadoo la eegayo xiisada dhowaan ka dhex aloosantay Iran iyo Pakistan, labadii maalmood ee udanbeesay, ka dib markii Tehran ay duqaymo ka fulisay gudaha dhulka Pakistan, Islamabad waxay ku dhawaaqday in ay weerartay goobo ku yaala gudaha Iran.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Shaaciyay Dad Loosoo Qabtay Weerarkii Lagu Qaaday Kooxda Koonfur Galbeed Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in 11 eedeysane loo qabtay weerarkii 12-dii bishan lagu qaaday xulka kooxda Koonfur Galbeed, xilli ay ka soo laabteen cayaartii ay la dheeleen xulka Galmudug saacaddu markii ay aheed 5:45pm
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka oo Wadajir Uga Dooday Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2022 oo ay Xukuumaddu Soo Gudbisay Kulan wadajir ah oo ay maanta xarunta Villa Hargeysa ku yeesheen labada aqal ee Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayey uga doodeen xisaab-xirka miisaaniyadda dowladda ee sanadkii 2022-ka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Kashaqeynaya Burinta Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururada iyo wadamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso sidii loo burin lahaa heshiiska sharci darada ah ee dowlada Itoobiya ay la gashay maamulka gobolada waqooyi ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pakistan oo u Yeertay Siihayaha Safaaradda Iran iyo Xiisad Cirka Isku Shareertay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Pakistan ayaa u yeertay Siihayaha Safaaradda Iran ee Islamabad si ay u muujiso inay cambaareyneyso waxa ay ugu yeertay xadgudubka qaawan ee aan la aqbali karin ee lagu sameeyay madaxbanaanida.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xarardheere: Shahiid Suulnuuge oo Loogu Magacdaray Dugsiga Sare ee Degmada Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa markaan sare u qaaday magaca Allah unaxariistee Korneyl Cabdi Maxamed Sheikh Xasan (Suulnuuge) oo 6-dii bishaan ku geeriyooday deegaan hoostaga magaalada Camaara.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Shabeelada Hoose: Fatahaad Saameysay Isu Socodka iyo Nolosha kale. Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado hor leh ka geystay gobolka Shabeellaha hoose, waxyar uun kadib markii gobolka uu kasoo kabanayay dadkii ka dhashay El-Nino oo dalka intiisa badan maran 2023, fatahaadda ayaa siweyn u saameysay dhul.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Paris oo Diidday Isbaheysiga Washington ee kadhanka ah Xuutiyiinta Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu go’aansaday in aanu ku biirin isbaheysiga uu Mareykanka hogaamiyo ee ka dhanka ah Xuuthiyiinta ee Yemen si looga fogaado xiisadda gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga: Xukun Lagu Riday Wiilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira inuu si aan ku talo-gal aheyn ugu dhacay islamarkaana dilay muwaadin Turkish ah oo ku socday mooto.