2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho kula kulmay Salaadiin, ugaasyo, cuqal, iyo odeyaal kale oo ka soo jeedo gobolka Awdal.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Banaadir: Wax ka ogow Khasaaraha Qarax ka dhacay Xamarwyne Faafaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta qof is qarxiyay uu ka geystay xarunta dowladda hoose ee Xamar, waxaana ka dhashay khasaare kale duwan oo dhimasho iyo dhaawac intaba isugu jira sida laga soo xigtay booliiska.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baqdaad oo Gardarro Ku Tilmaantay, Golaha Ammaanka Ku Dacweyneysa Weerar ay IRAN ka geysatay Erbil Maanta oo talaado ah waxaa ay falcelino lagu dhaleeceeyay weerarkii ciidamada ilaalada kacaanka Iran ay shalay ku qaadeen magaalada Erbil ee gobolka Kurdistan ee waqooyiga Ciraaq, halka Tehran ay qiil ka dhigatay.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Wafdi Ka Socday Cumaan oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Hooyga Dowladda Hoose Ee Xamar Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, soo dhoweyn ugu sameeyay Wafdi ka socda Dowladda Cumaan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Shacabka Nigeria oo Wajahaya Sicir-bararkii Ugu Sareeyay Muddo 18 Sano ah Xogta dhaqaalaha ee la daabacay maanta oo Talaado ah, ayaa muujisay in sicir-bararka Nigeria uu kor u kacay heerkii ugu sarreeyay muddo 18 sano ah, taas oo ka dhalatay kor u kaca qiimaha gaadiidka iyo cuntada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Doorasho Ku Guulaystay Qaljabisay Dimuquradiga Trump oo Ku Guuleystay Doorashada isreeb-reebka Xisbiga Jamhuuriga ee Gobolka Iowa Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa guul weyn ka gaaray doorashadii ugu horeysay ee uu qabto xisbiga Jamhuuriga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Qaraxaan ayaa waxa uu ahaa mid siweyn looga maqlay inta badan caasimadda, wararka ayaa sheegaya in qofka isqarxiyay uu qarxay darbiga dambe ee xarunta gobolka sida wararka lagu helayo.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Jabuuti oo Ciidamo cusub usoo Dirtay Soomaliya Si ay Uga Qeyb Noqdaan Dagaalka Al-shabaab Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ciidamo hor leh usoo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo badelidoona ciidankii hore u joogay oo dib ugu laabatay dalkooda, Jabuuti ayaa sheegtay in diyaar ay u tahay diyaar in ay tahay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maxaad Kala Socotaa Abaabulka ugu Dambeeyey ee Ciidamada Ku sugan Koonfurta Mudug? Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G/le sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu tegay ciidamo ka tirsan guutada 27-ad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo ku jira abaabulkii.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Golaha Shacabka oo Maanta Dib Ugu Caliyay Wasaaradda Haweenka Sharciga Xuquuqda Caruurta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 10-aad ee Golaha Shacabka BJFS.