1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland: Guddoomiye Kuxigeenka Maxkamadda Sare oo iscasilay Guddoomiye ku xigeenkii Maxkamadda sare ee Puntland Abuukaate Axmed Shiikh Cumar Xasan ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Maxkamadda sare ee Puntland, maalmo kadib markii dib loo doortay madaxweynaha Puntlan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hirshabelle oo Heleysa Dhibco Kale oo Bilaash ah, Kadib Kabixitaanka Tartanka Kooxda Koonfur Galbeed Kooxda Kubadda Cagta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo hadda kaalinta 3-aad kaga jirta kala sareynta Tartanka Kubadda Cagta Maamul Gobolleedyada oo sugeysay in ciyaarta u dambeysa ay la ciyaarto Kooxda Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Wasiirrada iyo Xildhibaannada Gobollada Waqooyi oo Waxkamajiraan Ku Tilmaamay Heshiiska Badda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay xildhibannada labada gole iyo Wasiirro kasoo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland, waxaana kulankooda u uku qotomay sida ay u diidan yihiin heshiiskii is-afagaradka ah.
2 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Soomaaliya oo kaqeybgashay shirka golaha fulinta ee Xogheyeyaasha Jaamacadda Carabta Soomaaliya oo kaqeybgashay shirka golaha fulinta ee Xogheyeyaasha Jaamacadda Carabta Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa ka qeybgalay shirka Golaha fulinta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa kasoo Baxay Kulankii Guddoomiye Madaale Laqaagay Kooxda Kubadda Cagta ee Koonfur Galbeed? Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada Dhalanyaradda iyo Cayaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka ICJ oo Dhageysanaysa Dacwad ay Koonfur Afrika ku Eedeyneysay Israel Xasuuq ay Ka geysatay Gaza Waxaa maxkamadda caalamiga ah ee caddaalada aduunka ee ICJ ka socdo dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah israel, xili Xukuumadda Ramaphosa, ay ku eedaysay israel dil wadareed, iyo xasuuq ka dhan ah shacabka reer Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Sarkaal Shabaab ah oo isku dhiibay Dowladda Soomaaliya Yuusuf Xasan Cusmaan oo magaciisa afgarashada ee Al-shabaab looga yaqaano uu yahay (Diyaarsane) oo ayaa isku soo dhiibey Taliska Qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ee xaruntiisa magaalada Baydhabo.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Laamaha Amniga oo Ka Shiray Dhacdadii Lagu Weeraray Cayaartoyda Koonfur Galbeed Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Laamaha Amniga Gobolka Banaadir, si wax la isaga weydiiyo dhibaatadii shalay loo geystay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Sicirbarar Ganacsi oo Noocee ah ayaa ka dhashay Duqeymaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee Ka Dhanka ah Xuutiyiinta? Duulaanka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Yemen subaxnimadii Jimcaha ayaa saameyn xun ku yeeshay qiimaha iyo ganacsiga caalamiga ah, iyadoo Qiimaha fuusto saliid ah uu kor u kacay in ka badan 2 boqolkiiba.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hiiraan: In ka badan 250 oo Shuban Biyood Saameeyey Magaalada Baladweyne iyo deegaannada kale ee gobolka Hiiraan ayaa lasoo warinayaa inuu faro ba’an uu ku hayo xanuunka Shuban-biyoodka, kaas oo soo ritay tiro dad ah, waxaana la diiwaangeliyay geerida in kale.