2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Somaliland iyo Itoobiya oo Kala Sixiixday Heshiis Dhanka Badda ah Xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa lagu arkaa Madaxweyne Muuse Biixi aya shaaciyay in heshiiska la gaaray uu ku qotomo heshiis Isfahan, kaas oo Somaliland ay badda ka siinayso meel ay degaan ciidanka Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Gobolka Banaadir oo Koonfur Galbeed Ka Qaadatay 3 Dhibcood Kooxda ka socotay Maamulka gobolka Banaadir ayaa si dirqi ah kaga adkaatay kulankeedii ugu horeeyay dhiggeeda Koonfur Galbeed ciyaar xiiso badan oo ka dhacday tuulada ciyaaraha ee Stadium Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Dejinta Ajendayaal Muhiim ah Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Dowlad Goboleedyada oo Dib u Bilaabanay, Yaa ku loolamaya Galabta? Waxaa maata markale dib loo ambaqaadayaa tartanka xiisaha badan ee dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo hakad galay labadii maalin ee lasoo dhaafay, xilli maalinimadii jimcaha sirasmi ah loo daahfuray.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shabeellada Hoose: Xubno Shabaab oo la Dilay Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaan lagu magaaco Nuur Garre oo hoostaga degmada Owdhiigle ee gobolka Shabeellaha hoose ayey dowladda Soomaaliya sheegtay in lagu dilay laba horjooge ka tirsan Al-shabaabqeyn
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Laamaha Amniga Faray in Muqdisho Amnigeeda Wax Laga Badalo 2024 Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka hadlayay kulan ay soo qabanqaabiyeen maamulka gobolka Banaadir oo ciwaankiisu ahaa guulaha laga gaaray amniga iyo xalinta caasimadda.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doodo Laga Yeeshay Amniga Caasimadda iyo Qorshaha Xasilinta Muqdisho 2024 Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cali Xagaa, ayaa guddoomiyay shirka Hay’adaha Amniga oo lagu qabtay xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse Barre oo Shaaciyay Xilliga Dhagxaanta Laga Qaadayo Waddooyinka Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan oo kamid ah dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka magaalada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho: Dib u dhac Kuyimid Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay ku dhawaaqay in dib loo dhigay muddo laba maalin ah tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee shalay ka furmay Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamo Horleh oo Ka baxay Muqdisho si ay ugu Biiraan Dagaalka dhanka ah Shabaab Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa habeenimadii xalay laga sagootiyay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ku biiraya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, ciidankaan ayaa ku wajahan deegaanno dhaca Bariga gobolka Galgaduud.