1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka kaqaaday Lataliyaha Xiriirka Caalamiga ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Mudane Nasa Cige oo ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Diyaarado Dagaal oo Duqeymo Ka Geystay Deegaanno Hoostaga Xarardheere Diyaarado daagaal oo taageero siinaya ciidanka xoogga dalka ayaa duqeymo ka fuliyay deegaan lagu magacaabo Jeexjeexo oo aan ka fogeyn magaalada Caad ee Koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay ka socdaan howlgallo.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Galmudug: Ciidamada Xoogga oo Howlgallo ka sameeyay Deegaanno ka tirsan Galgaduud Ciidamada xooggaa dalka oo dhowaan la waareegay degmada Ceeldher ee Bariga gobolka Gaalgaduud ayaa bilaaaaby howlgaallo lagu xaqiijinayo amniga degmada iyo deegaannada hoostaga magaalada.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Galgaduud: Ceeldheer iyo Deegaanno kale oo laga fuliyay Howlgallo ka dhan ah Shabaab Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashaanaya kuwa deeganka ayaa maanta howlgallo amnigaa lagu xaqiijinayo waxaa ay ka fuliyeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, ciidanka aayaa wada qorshe miinooyinka looga saarayo degmada.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale oo Ka Qeygalay Janaasada Marxuumad Khadiijo Diriye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan si wada jir ah ugu la tukaday salaadda Jannaasada/
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Meydka Marxuumad Wasiir Khadiijo Diiriye oo Muqdisho Laaga Soo Dejiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuulin kale oo ka kooban Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxda Qaranka oo Tacsiyeysay Geerida Wasiir Khadiijo Diiriye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida kutimid Allah unaxariistee wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka oo ku geeriyootay maanta dalka Jabuuti oo ay ku sugneyd/
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Khadiijo Diiriye oo Jabuuti Ku Geeriyootay Allaha u naxariistee Waxaa goor-dhow magaalada Djibouti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada SoDMA oo Bisha Cas ee Turkiga Kala Wareegtay Gargaarka Dadka Ku Waxyeeloobay Elnino Hey’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga ayaa gargaarkii labaad oo mucaawino ah ku wareejisay hey’adda Maareynta musiibooyinka Qaran ee SODMA, kaas oo loogu talogalay in la gaarsiiyo goobaha ay ku dhufteen daadadka El-nino.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Ku Biirtay Midowga Ururrada (OACPS) Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa, Caribbean iyo Wadamada Pacificga ee loo yaqaan (OACPS) iyo Midowga Yurub (EU).