2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo World Bangiga iyo IFM Uga Mahadceliyay Doorkooda Deyn Cafinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’isul wasaare Xamse Barre ayaa hey’adaha lacagta uga mahadceliyay deyn cafinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Laga Cafiyay 4.5 Bilyan Deyn ah Qoraal goordhow kasoo baxay hey’adaha lacagta adduunka sida Wold Bank iyo IMF.ayaa lagu sheegay in Soomaaliya laga cafiyay deyntii 4.5 Bilyan oo dollar.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ammarro la Dul Dhigay Gaadiidleyda Magaalaada Baladweyne Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ku amray gaadiidleyda in aysan marin waddooyinka burbursan ilaa la dayactirayo, isagoo carabka ku adkeeyay in tallaabo adag laga qaadi doono cid
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Shixnado Gargaar oo Kusii jeeda Degmada Jalalaqsi Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa habeenimadii xalay Muqdisho ka sagootisay 30 gaadiid oo kuwa xamuulka ah oo safar dhulka ku gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad New York: Madaxweynaha Soomaaliya oo Guddoomiyay Shirka Amniga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir guddoominayo shirka Amniga Soomaaliya oo ka furmay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shikii 2-aad Ee Hannaanka Casriyeynta Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii labaad ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay hirgelinta isbeddel muuqda oo saameeya hannaanka shaqo iyo waxqabad .
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha Puntland oo Dib u Dhigay Magacaabista Guddiga Ansixinta Xubnaha Baarlamaanka Cusub Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dib u dhigay magacaabista guddiga ansixinta baarlamaanka iyo xallinta khilaafaadka, si xal looga gaaro khilaafka baahsan ee u dhaxeeya Xukuumadda iyo Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Golaha Ammaanka: Madaxweynaha Xasan oo Guddoominaya Shir ay Ka Qeybgalayaan 26 Dowladood Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska Ciidamada iyo howlgallada Xoreynta dalka, kadib markii dhowaan dowladda laga qaaday cunaqabateynta hubka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa Maxay Go’aannada Taariikhiga ee ay Bangiga Adduunka iyo IMF ay Soomaaliya ka gaari doonaan Maanta iyo Berri? Soomaaliya ayaa soo gaartay marxaladda go’aan gaarista ee IMF iyo World Bank iyada oo la filayo in maanta oo talaado ah ay sidaasi saxiixi doonaan guddiga sare ee bangiga Adduunka halka tallaabo taasi la mid ah ay Arbacada qaadi doonto hey’adda lacagta adduunka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qatar: Duqa Muqdisho oo la kulmay Dhiggiisa Dooxa Guddoomiyaha Goobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qatar kula kulmay dhigiisa Duqa Magaalada Doha Mudane Mansour Ajraan Al-Boeinin