Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya ayaa kormeer ku tahay goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka.